Suldaan Eng Sh. Cabdiqani Qorane oo baaq udiray belo ku dagalamay tuulooyin katirsan Nugaal iyo Sool
Автор: MAHAD ISTIILA
Загружено: 2022-01-04
Просмотров: 196
Sheikh Eng. Suldaan Cabdiqani Qorane oo ka mid ah culimada ka qeybgalaya Mutamarkaan Jaaliyadda Soomaaliyeed uga socda Koonfur Afrika kana mid ah salaadiinta Soomaaliyeed oo ka hadlay kulan ka mid mutamarkaan ee ka dhacaya gobalada Koonfur Afrika ayaa baaq udiray beelo ku dagaalamay tuulooyin kuyaala inta udhaxeysa Gobalada Nugaal iyo Sool.
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: