ISMAIL DANNAN DUMARKEENA (OFFICIAL VIDEO)
Автор: Ismail Dannan
Загружено: Дата премьеры: 12 апр. 2025 г.
Просмотров: 397 455 просмотров
Copyright © 2025 @ismaildannan4567
Edited and directed by: https://www.instagram.com/jundi_media...
Ereyada: Cabdirsaaq Xamuud Caydiid (Jaylaani)
Laxankii Nabiil Bulle.
Music : by @ismaildannan4567
Follow @ismaildannan4567
Facebook: / dannanismail
TikTok: https://www.tiktok.com/@1ismail.danna...
Instagram: / ismail_dannan
Snapchad : / bc9dfgkj
#lyrics
Hadaan Labku dumar ilaalin
Daryeel iyo samo ku soorin
Hadaan raganimo dulqaadan
Haween Dabacsani umuujin
Hadaan Ragu duudka Saarin
Dhediga Darajooyin siinin
Ilayn dumar waa hugaagee
Hadaan laga dhawrin diiqad
kolkay ku dagaalayaan
hadaan lagu deyin sabaalo
dirirta kuma qurux badnee
hadaan laga dayn colaada
dadnimo guud baa xumane
ragoow daysta dumarkiina
haween da´da ceebahooda
dugsi noloshay yihiine
ragoow ha u banayn doc´dooda
hooyadu dumar kuma jirto
cisiga duniday tahee
inantaa kula dhalatay dooji
u dabac marwadaada qoyska
kuway kuu dihatay dhawro
hablahaa sharaf dunida jooga
Duub iyo Madaxooda taash sudh
Kolkay ku duraan ha dayrin
Kolkay daganyihiin ha eegin
waxay ka didaan ha raadin
waxay ka dudaan ha yeelin
Dood iyo hadalada wax sii
Noloshooda Naxariis
Ugu deeqa ( waar)
Dumarkeena.
❤️🩹

Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: