Abdikadir Jubba Sagal hooray oo da,aydhibcahiisi soo simay
Автор: Arafat Xusein
Загружено: 2021-08-14
Просмотров: 284125
Sagal hooray oo da,ay
dhibcahiisi soo simay
saxansaxa udgoon badan
sadriga iyo laabtaa
sida tahay i deeqdee
su,aalaha ku weydii
sax miya jawaabtani ?
sikastaba ayaamuhu
ha is daba socdeen
waan salgaarnay caashaqa
sadax sano iyo dheeraad
caashaqii saanyaday
sanbabada jirkeygiyo
saameeyay feeraha
hadii aadan saacidin
sucaadey walaaley
naftu wey iga socon laheed
sikastaba ayaamuhu
ha is daba socdeen
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: