MW Dowladda Jubaland Mudane Ahmed Madoobe ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray Xarunta Dhexe
Автор: Hadaan Dhanahay
Загружено: 2025-10-20
Просмотров: 682
Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane H.E Ahmed Mohamed Islaam ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray Xarunta Dhexe ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Jubaland (JISA) oo laga hirgeliyay magaalada Kismaayo.
Jubaland State House
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: