Xabsiyada Soomaaliya: Horumarka iyo Caqabadaha jira
Автор: UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM)
Загружено: 2024-10-30
Просмотров: 4364
Xoojinta ku dhaqanka sharciga Soomaaliya waxaa ka mid ah nidaamka xabsiyada oo sare u qaada sharafta iyo xuquuqul insaanka - khubarada cadaaladda iyo asluubta ee Qaramada Midoobay waxay dhowaan taageereen dadaallada dib u habeynta Wasaaradda Garsoorka iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo ay hagayaan Xeerarka Nelson Mandela.
--------------------------------------
Wixii warar dheeraad ah, kala soco UNSOM halkan:
Facebook: https://unsom.info/Facebook
X: https://unsom.info/x
Flickr: https://unsom.info/Flickr
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: