Xatooyadii Louvre: 8 Daqiiqo kaliya ayaa lagu Dhacay Matxafka ugu Caansan Dunida
Автор: BBC Somali
Загружено: 2025-10-23
Просмотров: 23696
Dhacaan wuxuu ka dhacay bartamaha Paris, gaar ahaan gudaha Matxafka Louvre, oo ah meel ay ku kaydsan yihiin farshaxannada adduunka ugu qaalisan. Tuugo wadatay qorshe dheeli-tiran ayaa 8 daqiiqo oo kaliya ku beddelay caqliyadii Faransiiska ee ilaalinta farshaxanka.
Muuqaalkan wuxuu Abdinasir Ali ku sharxayaa sida xatooyadani u dhacday, iyo hantida kaga maqan Faransiiska inta ay le'egtahay.
#paris #louvre #bbc #sehar
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: