Sida Looga Baxo Negative Net Worth | Step by Step
Автор: Af-Somali Finance
Загружено: 2025-08-12
Просмотров: 481
Haddii aad hadda ku jirto Negative Net Worth, ha werwerin. Video-gan waxaan kuugu sharxayaa talaabo talaabo sida aad uga bixi karto oo aad ugu socon karto dhinaca Positive Net Worth.
Waxaan ka hadleynaa:
✅ Sida loo qiimeeyo xaaladaada maaliyadeed
✅ Sida loo dejiyo qorshe bixinta daynta (debt)
✅ Sida loo dhiso kayd iyo maalgashi (savings & investments)
✅ Talooyin fudud oo kugu caawin kara inaad horumar dhaqaale gaadho
📬 Hel talo maaliyadeed joogto ah:
Isku diiwaangeli Af-Somali Finance Monthly Newsletter si aad u hesho talooyin, istaraatijiyad, iyo warar maaliyadeed oo kuu gaar ah:
👉 https://afsomalifinance.com/newsletter/
📌 Ha illoobin inaad LIKE, SHARE & SUBSCRIBE sameyso si aan u wada gaadhno Xorriyad Dhaqaale 💰
#SomaliFinance #NegativeNetWorth #AfSomaliFinance #PersonalFinanceSomali #SomaliInvesting #DebtFreeSomali #NetWorthGrowth

Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: