Wejiga 3-aad ee dhismaha jidka Muqdisho iyo Balcad, maxkamadeynta Soomaalida MN | Qubanha VOA
Автор: VOA Somali
Загружено: 2024-05-30
Просмотров: 64251
Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; bilowga wejiga 3-aad ee dhismaha jidka Muqdisho iyo Balcad, dad Soomaali ah oo lagu maxkamadeynayo Minnesota, Saciida Xasan oo baaq u dirtay Soomaalida Mareykanka iyo qodobo kale.
00:00 Furitaanka
01:07 Ciidamada Israel oo 12 Falastiiniyiin ah ku dilay Rafax
03:34 Madaxda dalalka Carabta iyo Shiinaha oo ka shiray Gaza
05:54 Koonfur Afrika oo ay ka socoto tiranta codadkii doorashada
07:48 Kiiska Donald Trump oo ay xeerbeegti go'aan ka gaarayso
10:43 Wejiga 3-aad ee dhismaha jidka Muqdisho iyo Balcad
14:00 Dad Soomaali ah oo lagu maxkamadeynayo Minnesota
19:14 Saciida Xasan oo baaq u dirtay Soomaalida Mareykanka
25:09 Muhiimadda haweenka ee doorashada Mareykanka
Mar walba nagu xirnow
🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: https://www.voasomali.com/
🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: