Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
dTub
Скачать

HESTA CUSUB EE BAARCAS CODKI AL FANAAN ADAN SHIMBIROLAYS 1

Автор: Kismaayo24 TV

Загружено: 2012-12-25

Просмотров: 64935

Описание:

Magaceedu Waa Baar Cas

Jacayl kaada i Baray
Inaan Balan Baliyoo
Baladka Caabudwaaq Tago
Oo Aan Baadi Goobtagoo

Bulshadii Ban Geeloo
Buunka Loo Afuufaa
Isu Soo Baxdoo
Kaa Baadi Goobee

Barqo Dharag gugoo Da'ay
Bali Kibir Xareed Taal
Buurihi cilaanliyo Raqoo
Barisamaad Helay
Baladka Laaso Caanood
Barbartiyo Gabdhaha kacay
Biya Dahablamoodoo
Ku Bariisto Dhaantada
Burgeesoole Kaa dayey
baar Caseey kumee

Bil iyo labo kal gacaylku kumabaxo
kumanaa Baa ba'aayee
Isoo Booqo Bastaybaan ahee
Isoo Booqo Adaan kuu bukaaye

Jacaylkaadaa I Baray
Dhabad inan Barqadii
Galinsoor ka Sii Baxoo
Labo Baar Cagta Aan Dhigoo

Bulshadii Fadhi Garaadloo
Baroortaydu Gaadhaa
Bariidiyo Salaan
Tilmaan Buuxdo igu Raray

Waxay Bilic Hal Dhaaleey
Ku Bariisanaysaa
Cireed baaleheediyo
Golweyn Oon lahayn baas
Buurtii dhextaal iyo
Bataladan kasoo kacay
Barqad aragtidaadoo
Burur soow ma dhigin jilib
Ceel Baxayna Kaa Helaye
Baar Caseey Bil Qayr

Bil iyo labo kal gacaylku
Kuma Baxo kumanaa
Baaba'aye

I baan Baano ilmadayga Bi'i
I baan Baano bastey baan ahee

HESTA CUSUB EE BAARCAS CODKI AL FANAAN ADAN SHIMBIROLAYS 1

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео mp4

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио mp3

Похожие видео

⚡️ Штурм Киева с воздуха || Зеленский призвал Путина остановиться

⚡️ Штурм Киева с воздуха || Зеленский призвал Путина остановиться

ADAN GALAYDH | NIMCO | New Somali Music Video 2019 (Official Video)

ADAN GALAYDH | NIMCO | New Somali Music Video 2019 (Official Video)

HEES | Alamtara | Xasan Aadan Samatar |▪︎Kaban | Lyrics

HEES | Alamtara | Xasan Aadan Samatar |▪︎Kaban | Lyrics

Cabdi Wali Sayidka (Deeqa) New* 2013 HD

Cabdi Wali Sayidka (Deeqa) New* 2013 HD

✨ Sahara Strings –Romantic Saharan Songs – From the Dunes to the Heart. #chillmusic  #romantic

✨ Sahara Strings –Romantic Saharan Songs – From the Dunes to the Heart. #chillmusic #romantic

DEG DEG Gabar uu dhalay General galaal oo Afka Furatay Aabahay Shabaab ma dilin waxaa dishay dowlada

DEG DEG Gabar uu dhalay General galaal oo Afka Furatay Aabahay Shabaab ma dilin waxaa dishay dowlada

Heestii Baarcas qaybtedii 2aad iyo Balanballe

Heestii Baarcas qaybtedii 2aad iyo Balanballe

yaasiin axmed Digfeer Iyo Siraad cabdule ugaas

yaasiin axmed Digfeer Iyo Siraad cabdule ugaas" heesta CUSRI" Hees qaraami lyrics ah jaceyl" digfer

Aboowe Anaa Ku Jecel

Aboowe Anaa Ku Jecel

Haka dhicin Sallaamada | Xasuusta: Aun Kinsi Xaaji aadan | Codka: Roodo Kayf | Qaaci Show

Haka dhicin Sallaamada | Xasuusta: Aun Kinsi Xaaji aadan | Codka: Roodo Kayf | Qaaci Show

Adan shimbirolays/   Heesti: Baardheere

Adan shimbirolays/ Heesti: Baardheere

Salah Bonge / Shimaali Ahmed Shimaali (  UURKAA KU   TABAAYE  )

Salah Bonge / Shimaali Ahmed Shimaali ( UURKAA KU TABAAYE )

ADAN SHIMBIRALAYS WAA HEESTII NABAD IYO NOLOL 2018

ADAN SHIMBIRALAYS WAA HEESTII NABAD IYO NOLOL 2018

YURUB GEENYO FT MAXAMED TOBANLE HEESTII MUQDISHO  HD

YURUB GEENYO FT MAXAMED TOBANLE HEESTII MUQDISHO HD

Luuq Ganaane challenge part one 2022

Luuq Ganaane challenge part one 2022

Hoodo (Remix)

Hoodo (Remix)

shiniyey _ caleemisarke malaqa besha xariin _ official vidow_ onkod by _ (2023)

shiniyey _ caleemisarke malaqa besha xariin _ official vidow_ onkod by _ (2023)

يا حبيبي ترا - أروى السعودية 2026

يا حبيبي ترا - أروى السعودية 2026

Ahmed Rasta and Abdiweli Sayidka - UBAXA RUXA - Hambalyada Bashiir iyo Ahlaam

Ahmed Rasta and Abdiweli Sayidka - UBAXA RUXA - Hambalyada Bashiir iyo Ahlaam

Farxiya Fiska Hees Cusub (Armuu Idiidaa) New Virsion - Deeyoo.com

Farxiya Fiska Hees Cusub (Armuu Idiidaa) New Virsion - Deeyoo.com

© 2025 dtub. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: infodtube@gmail.com