Caabudwaaq: Banaanbax looga soo horjeedo Dhaqtar lagu dilay Caabudwaaq
Автор: Shabakada Dunida aduunka
Загружено: 2013-04-21
Просмотров: 1844
Banaan baxaan ayaa ahaa mid looga soo horjeedo nin Dhaqtar ah oo lagu dilay magaaladaas, falkaas oo ay ka danbeeyeen caloshood u shaqeystayaal dabo dhilif ah.
Banaan baxaan oo ahaa mid balaaran ayaa waxaa soo abaabulay dhalinyarada Caabudwaaq oo arintasai ka xumaaday.
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: