Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
dTub
Скачать

'Waa nasiib daro in la yiraahdo magaaladu waa amni, oo doorasho xalaal ah ayaa ka dhacaysa'

Автор: BBC Somali

Загружено: 2025-12-10

Просмотров: 14024

Описание:

Labo todobaad oo kaliya ayaa inaga xigta waqtiga ay dhacayso doorashada tooska ah ee qof iyo cod ee golayaasha deegaanka ee caasimadda Muqdisho, waxayna noqonaysa markii ugu horreysay muddo ka badan konton sano oo doorashadaasi laga qabto gobolka Banaadir. Ururrada siyaasadda qaarkood oo uu ku jiro kan dawladda ayaa gudbiyay liisaska murashaxiintooda uga qaybgalaysa doorashada. Laakiin hoggaamiyaasha waaweyn ee mucaaradka ayaa qaadacay doorashadaas oo ay ku tilmaameen mid aan loo marin hannaankii saxda ahaa, iyagoo ku baaqay in dawladdu ku soo laabato xayndaabka sharciga ah.

Weriyaha BBC-da ee Muqdisho Ibraahim Maxamed Aadan ayaa waraysi gaara la yeeshay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo hadda kamid ah hoggaamiyayaasha Gole la magac baxay Mustaqbalka Soomaaliya oo ay ku mideysan yihiin Madasha Samatabixinta iyo Maamullada Puntaland iyo Jubaland.

Su’aasha ugu horeysa ee la weydiiyay Shariif waxay ahayd sababta aanay uga qaybgaleyn doorashada tooska ah ee ka dhacaysa Muqdisho bishan aakhirkeeda.

'Waa nasiib daro in la yiraahdo magaaladu waa amni, oo doorasho xalaal ah ayaa ka dhacaysa'

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео mp4

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио mp3

Похожие видео

TOOS: Dunida iyo Maanta

TOOS: Dunida iyo Maanta

Ash-Sharadan Bill Geyts, Klintongacha: Doha forumi qanday o‘tdi?

Ash-Sharadan Bill Geyts, Klintongacha: Doha forumi qanday o‘tdi?

Trump Soomaalida maxaa ku diray? | Wareysi Gaar ah - BBC Somali

Trump Soomaalida maxaa ku diray? | Wareysi Gaar ah - BBC Somali

"Waxaan maqalnay warbixino walaac leh oo ka dhacay Soomaaliya..." Safiirka UK ee Xuquuqul insaanka

ABIY oo iska bixiyey halis ku taagnayd oo xukunkiisa burburinaysay @Gaylan-Media

ABIY oo iska bixiyey halis ku taagnayd oo xukunkiisa burburinaysay @Gaylan-Media

PM Geeddi oo si weyn uga  hadlay xuski Carta iyo Xaalka siyaasadda Soomaaliya #somalia

PM Geeddi oo si weyn uga hadlay xuski Carta iyo Xaalka siyaasadda Soomaaliya #somalia

Toos Idaacadda Subaxnimo

Toos Idaacadda Subaxnimo

Putin uchun sovgʻa, Eronda chang muammosi, Hamasning Isroilga talabi

Putin uchun sovgʻa, Eronda chang muammosi, Hamasning Isroilga talabi

WARKA SBC TV 10-12-2025 WARIYE WARSAME LAACDHEERE || HARGEYSA ||

WARKA SBC TV 10-12-2025 WARIYE WARSAME LAACDHEERE || HARGEYSA ||

WARARKA MAANTA: DAGAALKA SUUDAAN + QA@SA +D/GALBEED + MASAR & TURKIGA + DAGAALKA THAILAND & CAMBODIA

WARARKA MAANTA: DAGAALKA SUUDAAN + QA@SA +D/GALBEED + MASAR & TURKIGA + DAGAALKA THAILAND & CAMBODIA

TOOS: Dunida iyo Maanta

TOOS: Dunida iyo Maanta

TOOS: Idaacadda Subaxnimo

TOOS: Idaacadda Subaxnimo

Weerarka ICE ee MPLS! Samatar oo Mar Kale Somalida Ceebeyay! Haddaad Jilicsan Tahay Waraysiga Jooji!

Weerarka ICE ee MPLS! Samatar oo Mar Kale Somalida Ceebeyay! Haddaad Jilicsan Tahay Waraysiga Jooji!

Dood kulul: Xeerka qaan gaarka Caruurta oo diinta Islaamka khilaafsan & Baarlamaanka oo..

Dood kulul: Xeerka qaan gaarka Caruurta oo diinta Islaamka khilaafsan & Baarlamaanka oo..

Maxaa dhex maray A. A. Shucaac & Jamac Gallad dood Xasaasiya Part 1

Maxaa dhex maray A. A. Shucaac & Jamac Gallad dood Xasaasiya Part 1

BIFA BIYYAA ...Mudde 1, 2018 |Ebc  |Etv Afaan Oromoo

BIFA BIYYAA ...Mudde 1, 2018 |Ebc |Etv Afaan Oromoo

СОМАЛИЯ В США | ICE (Иммиграционная и таможенная служба США) исчезла, ведется расследование.

СОМАЛИЯ В США | ICE (Иммиграционная и таможенная служба США) исчезла, ведется расследование.

DEG DEG: MD Xasan Sh oo guul weyn ka gaaray Mucaaradka & USA oo ku dhawaaqay go'aan ka nixiyey...

DEG DEG: MD Xasan Sh oo guul weyn ka gaaray Mucaaradka & USA oo ku dhawaaqay go'aan ka nixiyey...

Deg Deg Cirro Oo Seefta Galka Kala Baxay, Jabhado Ka Dilaacay Jabuti, Digniinta Sh Shariif

Deg Deg Cirro Oo Seefta Galka Kala Baxay, Jabhado Ka Dilaacay Jabuti, Digniinta Sh Shariif

Кечки ЖАҢЫЛЫКТАР топтому 10.12.2025

Кечки ЖАҢЫЛЫКТАР топтому 10.12.2025

© 2025 dtub. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]