Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
dTub
Скачать

7 Caado Oo Arday Kasta U Horseedeysa Natiijo Wanaagsan!

Автор: Afifa Warsame

Загружено: 2021-09-22

Просмотров: 1033

Описание:

caadooyinkaan ardayda leh waa kuwa ka duwan ardayda kale.

Muuqaalka 1aad ee summer-ka:    • maxaan ka soo bartay semester ka isoo dham...  
Muuqaalka 2aad ee summer-ka:    • Видео  
muuqaalka 3aad ee summerka:    • Видео  
muuqaalka 4aad ee summerka:    • JOOGSO: KUWAANI WAA 10 BUUG OO NOLOSHAADA ...  
muuqaalka 5aad ee summerka:    • Видео  
muuqaalka 6aad ee summerka:    • Видео  
muuqaalka 7aad ee summerka:    • SIDEE BUUGGAAG BADAN U AKHRIN KARTAA  
muuqaalka 8aad ee summerka:    • il akhri: aan wada akhrino  
muuqaalka 9aad ee summerka:    • waa maxay perfectionsim? kaamilnimo  
muuqaalka 10aad ee summerka:    • Видео  
muuqaalka 11aad ee summerka:    • maxaa dadka ku sababa in ay noqdaan perfec...  
muuqaalka 12aad: ee summerka:    • Видео  
Muuqaalka 13aad ee summerka:    • Wax ka ogaaw buugga Big Magic by Elisabeth...  
muuqaalka 14aad ee summerka:    • Видео  
muuqaalka 15aad ee summerka:    • wax ka ogaaw buugga The Psychology of Mone...  
muuqaalka 16aad ee summerka:    • DEGDEG: MUUQAAL KAAN DAAWO| dhaqtaradda  c...  
muuqaalka 17aad ee summerka:    • haddii hadalkaagu saboolyahay, noloshaadun...  
muuqaalka 18aad ee summerka:    • WAX KA OGAAW BUUGGA   WHO MOVED MY CHEESE?...  
muuqaalka 19aad ee summerka:    • Видео  
muuqaalka 20aad ee summerka:    • MUUQAAL CAJIIB AH| 2021| ADDUUNKA KU EEG M...  
muuqaalka 21aad ee summerka:    • Видео  
muuqaalka 22aad ee summerka:    • Видео  
muuqaalka 23aad ee summerka:    • SIDEED QIIMAHAAGA KU OGAAN KARTAA?  
muuqaalka 24aad ee summerka:    • Wax ka ogaaw Buugga Atomic Habits by James...  
muuqaalka 25aad ee summerka:    • Видео  
muuqaalka 26aad ee summerka:    • SİDEE DİB U DHİGASHADA LOO JOOJİYAA? HOW T...  
muuqaalka 27aad ee summerka:    • Sidee loo joojiyaa fekeridda Badan| how to...  
muuqaalka 28aad ee summerka:    • 5 caado oo muujineysa shaqsiyadaada ama xa...  
muuqaalka 29aad ee summerka:    • Waxka ogaaw buuugga Megaliving by Robin Sh...  
muuqaalka 30aad ee summerka:    • #SİDEED ugu diyaar garoobi kartaa sanad du...  
muuqaalka 31aad ee summerka:    • #7 website oo Araday walba anfacaya  
muuqaalka 32aad ee summerka:    • 7 Caado Oo Arday Kasta U Horseedeysa Natii...  

S&J

Magacaaga oo dhameystiran? Cafiifa Cabdullahi Warsame
xageed joogtaa? Ankara/ Turkiga
Jaamacadeed dhigataa? TED university
Maxaad barataa? Siyaasad iyo xariirka Caalamiga
Soomaaliya waxa maku soo baratay? Haa.
meeqo buug ayaad sanadkii akhridaa? ugu yaraan 15 buug.

Baraha aan isticmaalo:-
Instagram: Afifawarsame
Facebook: Afifa Warsame
Tiktok: Afifawarsame

Fiiro gaar ah: fariin shaqsi ah hadii aad ii wado iigu soo gudbo gmailkaan: [email protected]

Waad ku mahadsantahay in aad soo booqatay kanalkeyga. Waan aaminsanahay in aad wax ka baran doonto oo waqti uusan kaaga dhumi doonin. Sababta aan muuqaalada u sameeyo ayaa ah in aan wax ka badalo hab fekirka iyo hab dhaqanka bulshadeena, in aan la wadaago qaab ay nolosha u fududeysan karaan. İdiin ma sheegayo waxa aad u qalantaan iyo waxa aad xaqa u leedihiin, laakiin waxaan idiin sheegaya sida aad u dhacsan laheydeen waxa aad u qalantaan iyo waxa aad xaqa u leedihiin taasoo ah in aad naftiina bar-baarisaan oo aad nafsadiin hormarisaan.

waad la wadaagi kartaa muuqaaladeyda asxaabtaada aad jeceshahay si aan u noqono dad wada tagay oo nolosha fahmay oo dhibtooda xalisan kara.

7 Caado Oo Arday Kasta U Horseedeysa Natiijo Wanaagsan!

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео mp4

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио mp3

Похожие видео

Dhisida Caado Cusub | saamaynta wanaagsan ee caadooyinka yar yar |

Dhisida Caado Cusub | saamaynta wanaagsan ee caadooyinka yar yar |

WAA MAXAY CARBOHYDRATES AMA CUNTADA SOKOR AHAAN JIRKA U YAQAAN?

WAA MAXAY CARBOHYDRATES AMA CUNTADA SOKOR AHAAN JIRKA U YAQAAN?

Brazil iyo Qiso Yaab Badan

Brazil iyo Qiso Yaab Badan

#7 website oo Araday walba anfacaya

#7 website oo Araday walba anfacaya

Qiysooyinka Ardayda.

Qiysooyinka Ardayda.

4 xirfadood ood shaqo bilaa shuruud ku heli karto.

4 xirfadood ood shaqo bilaa shuruud ku heli karto.

Dhaqanka Ardayga Wanaagsan Q :1aad

Dhaqanka Ardayga Wanaagsan Q :1aad

7 Qodob Oo Noloshaada Waxweyn Ka Badali Doona.

7 Qodob Oo Noloshaada Waxweyn Ka Badali Doona.

khulaasadda Buugga Don't believe everything you think

khulaasadda Buugga Don't believe everything you think

Su'aal Aad u Cajiiba Ah‼ Macalin Mulxid ah Oo Su'aal Weydiiyay Arday Muslim Ah.. Maxaa Dhacay?

Su'aal Aad u Cajiiba Ah‼ Macalin Mulxid ah Oo Su'aal Weydiiyay Arday Muslim Ah.. Maxaa Dhacay?

deeq darajo oo si wanaagsan oo kooban uga hadle thyroid ka ka faa'iideyso

deeq darajo oo si wanaagsan oo kooban uga hadle thyroid ka ka faa'iideyso

SIDEE ISBUUC GUDAHIISA 2kg ISKAGA RIDI KARTAA. #weightloss #food #intermittentfastingdiet

SIDEE ISBUUC GUDAHIISA 2kg ISKAGA RIDI KARTAA. #weightloss #food #intermittentfastingdiet

Qaababka ugu fiican ee imitixaanka loo diyaariyo kuna helaysid A Q1aad

Qaababka ugu fiican ee imitixaanka loo diyaariyo kuna helaysid A Q1aad

4 talo qaado oo xasuusnaaw.

4 talo qaado oo xasuusnaaw.

Ku socoto Qof kasta Oo Dumar ah!

Ku socoto Qof kasta Oo Dumar ah!

Dhiirigalin! 𝐃𝐚𝐝𝐚𝐚𝐥 Waad Gaari Doontaa 𝐇𝐚𝐦𝐢𝐠𝐚𝐚𝐝𝐚 ⭐️ Sheekh Mustafe 🎤 @gulledgurey

Dhiirigalin! 𝐃𝐚𝐝𝐚𝐚𝐥 Waad Gaari Doontaa 𝐇𝐚𝐦𝐢𝐠𝐚𝐚𝐝𝐚 ⭐️ Sheekh Mustafe 🎤 @gulledgurey

Casharada semester kaan aan ka soo bartay!

Casharada semester kaan aan ka soo bartay!

Macalinka iyo Qaabka wax barista Ardayda Prof Abdirizak M Hashi.

Macalinka iyo Qaabka wax barista Ardayda Prof Abdirizak M Hashi.

Baro sida wax loo barto | learn how to learn | تعلم كيف تتعلم | Q #1

Baro sida wax loo barto | learn how to learn | تعلم كيف تتعلم | Q #1

7da Caado Ay Leeyihiin Dadka Saameynta Badan | 7 Habits | ILA AKHRI | Stephen Covey.

7da Caado Ay Leeyihiin Dadka Saameynta Badan | 7 Habits | ILA AKHRI | Stephen Covey.

© 2025 dtub. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]