Kacdoonada Ugu saamaynta badan | Yaariday Dowladii Cusmaaniyiinta Q( 1 )
Автор: OGAANSHO
Загружено: 2019-08-16
Просмотров: 72758
kacdoonada ugu saamaynta badan taariikhda cusub , kacdoonku waa qaylo dhaan diidid dulmi ah in shucuubtu u adkaysan waayaan dulmiga cidda talada hayso , nidaamka siyaasadeed ee kajiro dalkooda , umadaha kacdoomo ee iska dul qaado dulmiga iyo adoonimada waxaa lagu tilmaamaa umado nool , shucuub jirto arrinkaana waa lagu qiimeeyaa
maalin dhow waxaan dhagaysanaayay nin faransiis ah oo ku faanaayo in dabeecada qofka faransiiska ah tahay kacdoon iyo diidida in laga sareeyo sidaas darteed faransiisku maanta gacanta ku hayo masiirka wadamo badan oo afrikaan ah siduu rabo ha u arko lkn waa falsafo ah dhiiga qofka faransiiska ah waa mid xor ah oo aanan aqbalaynin in lagumaysto in aan wax gumaysano mooyee nalama gumaysan karo , mowduucaan waxaan isku waydiin doonaa cidda dhabta ah ee rida dowladii cuthmaaniyiinta anagoo kahadlayno kacdoonkii turkiga iyo kacdoona kale oo muhiim ah
kacdoonada halkaan aan ku soo gudbinayno kama dhigno in aan ku fikirnahay cidda samaysay iyo ahdaaftooda ee waa in aan qiimaynayno is badalka ay dhaliyeen iyo waxa u hergalay noocuu doono ha
waxaad nagala soo xiriir kartaa
[email protected] : omar inshar
kanaalka : / ogaansho
twitter :twitter.com/OGANSHO_CHANNEL
facebook : www.facebook.com/OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: