Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
dTub
Скачать

GABAYGII IS-WAYDIIN_2 ABWAAN, CLAAHI M. AXMED (DHOODAAN).mp4

Автор: SS GEESKA AFRIKA

Загружено: 2019-03-12

Просмотров: 87024

Описание:

ISWEYDIIN-2
Gabaygan, ISWEYDIIN, wuxuu abwaanku curiyay dhammaadkii 1973-dii. Waxaa ku jira gabaygan lixdan iyo dhawr waydiinood oo uu abwaanku warsanayo ummadda Soomalida. Isaga oo doonaya in jawaabo ay u raadiyaan waydiimahaa, si xal loogu helo ama loo toosiyo khaldaadkii xukuumaddii kacaanka ee Soomaaliya. Maadaama, uu gabaygu yahay gabay naqdin ah, waxaa la tilmaamaa inuu yahay midka ay dawladdii Kacaanku ugu necbayd guud ahaan gabayada abwaan CLaahi M. Axmad (Dhoodaan, (EHUN).

#1. Gabayadii Hal-doorkii Hore Ee Soomaalida. Kuwaas Oo Ah,
Kaydka Kaliya Ama Ugu Badan Ee Laga Tix-raaci Karo,
Tagtadii Gayiga Soomaalida.

#2. Wararka Gayiga Soomaalida Kuwa Ugu Door-roon Ama
Ugu Xiiso Badan.

#3. Sidoo Kale, Waxaan Rajaynayaa Inaan Dhawaan Soo Ku
Soo Kordhiyo, Qayb Ku Saabsan, Dhacdooyinkii Halgan
Ama Siyaasadeed Ee Gayiga Soomaalida, Haddii Wakhtiga
& Duruufuhu Ay Ii Saamaxaan Idanka Eebbe.

GABAYGII  IS-WAYDIIN_2  ABWAAN, CLAAHI M. AXMED (DHOODAAN).mp4

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео mp4

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио mp3

Похожие видео

# DIB U SOCOD // CABDULLAAHI M. AXMED (DHOODAAN) EHUN.

# DIB U SOCOD // CABDULLAAHI M. AXMED (DHOODAAN) EHUN.

#XASAASI:- Wararkii ugu Dambeyay Dagaaladda || Xiisada Raaso iyo Salaxaad & Dhulbalarsiga Oromadda.

#XASAASI:- Wararkii ugu Dambeyay Dagaaladda || Xiisada Raaso iyo Salaxaad & Dhulbalarsiga Oromadda.

Dilka sarkaalkii Putin la saftay & Soomaalida Mareykanka oo Taageero aysan fileyn helay |

Dilka sarkaalkii Putin la saftay & Soomaalida Mareykanka oo Taageero aysan fileyn helay |

Kaftanka Siyaasada 690 oo aad u xiisa badan

Kaftanka Siyaasada 690 oo aad u xiisa badan

Daawo;-Nabadoon Xaarin Oo Runta U Sheegay Beelaha Hawiye  Iyo Muqsisho Odayasha Xasan Sheekh

Daawo;-Nabadoon Xaarin Oo Runta U Sheegay Beelaha Hawiye Iyo Muqsisho Odayasha Xasan Sheekh

KALAMAAN 21 DECEMBER 2025

KALAMAAN 21 DECEMBER 2025

Xiisad Cusub : MD Hassan Muxu Qorsheynayaa Ka Dib Go`aanka Kismaayo?

Xiisad Cusub : MD Hassan Muxu Qorsheynayaa Ka Dib Go`aanka Kismaayo?

GABAYGII TOBAN-WAJIILE IYO TACAJIBKII DHOODAAN - ABWAAN AHMED HEELAALE.

GABAYGII TOBAN-WAJIILE IYO TACAJIBKII DHOODAAN - ABWAAN AHMED HEELAALE.

DEG DEG Farmajo Sh sharif Ahmed Madoobe oo is qaatay, Safarka Deg dega ah Shirka Kale Ee Kismaayo

DEG DEG Farmajo Sh sharif Ahmed Madoobe oo is qaatay, Safarka Deg dega ah Shirka Kale Ee Kismaayo

Разоблачение ПУТИНА! Публичное унижение Захаровой! Пропагандисты переобуваются! Какой позор!

Разоблачение ПУТИНА! Публичное унижение Захаровой! Пропагандисты переобуваются! Какой позор!

утренний дуа. дуа каждое утро

утренний дуа. дуа каждое утро

Gabay alla bari ah Qaryaan abwaan dhoodaan

Gabay alla bari ah Qaryaan abwaan dhoodaan

утренний дуа. дуа каждое утро

утренний дуа. дуа каждое утро

Abwaan Dhoodaan 16 Sano Oo Noloshiisa Kamid Ah Ma Hadlin  Wareysi Xisoo leh Qoraa Cawaale

Abwaan Dhoodaan 16 Sano Oo Noloshiisa Kamid Ah Ma Hadlin Wareysi Xisoo leh Qoraa Cawaale

Gaariye Iyo Saddex Maanso.

Gaariye Iyo Saddex Maanso.

Брюс Ли был вызван Мухаммедом Али на ринг и сказал Ударь меня спустя 3 секунды была сделана история

Брюс Ли был вызван Мухаммедом Али на ринг и сказал Ударь меня спустя 3 секунды была сделана история

Abwaan Dhoodaan,

Abwaan Dhoodaan, "12 nin oo isku jira, ka 13-aad ee ka soo dhex baxa ayaan ahay"

Dhoodaan, Garnaqsi

Dhoodaan, Garnaqsi

Gardarro Loo badheedhaa jirta oo laga baroortaa !! Abwaan Dhoodaan Iyo Kacaankii

Gardarro Loo badheedhaa jirta oo laga baroortaa !! Abwaan Dhoodaan Iyo Kacaankii

Gabaygii DURRAAQSI (ERGO-DAAROOD) // Daarood Maxaad Uga Dhigteen, Boqor Dumaal Yeeshay?

Gabaygii DURRAAQSI (ERGO-DAAROOD) // Daarood Maxaad Uga Dhigteen, Boqor Dumaal Yeeshay?

© 2025 dtub. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]