Barn. Doodaha Bangiyada Islaamka & Ribada. Dr. Cabdiqani Beder
Автор: Xamse Cumar Kujoog
Загружено: 2017-03-31
Просмотров: 2565
Barnaamij ka jawaabaya doodaha bulshada ee ku saabsan Bangiyada Islaamka iyo qaabka ay u shaqeeyaan, Sidoo kalana soo bandhigaya Ribada iyo Khatarta ay leedahay, Isla jeerkaasna ka faalloonaya adeega Muraabaxada ee Bangiyada Islaamku bixiyaan.
Dr. Cabdiqani Beder oo Aqoon iyo Khibrad dheer u leh ayaa Barnaamijka ku casuuman.
Soo Saare: Xamse Cumar Kujoog
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: