Maxaa lagu gartaa isbeddelka bulshada ku soo food leh?
Автор: Abdikarim Jama
Загружено: 2025-12-20
Просмотров: 311
Sidee ayaad adigu u waafajin kartaa fikraddaada iyo ganacsigaaga isbeddellada bulshada ku soo food leh?
Fiidyowgan waxan ku eegi doonaa astaamaha lagu garto isbeddellada suuqa iyo kuwa bulshada ku soo food leh, iyo waxa adiga ku la gudboon si fikraddaada iyo ganacsigaagu ula jaanqaadaan mustaqbalka.
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: