Sidee Shiinuhu U Diyaariyey Dabin Ka Dhan ah Diyaaradaha Trump?👉hawada iiraan
Автор: Sahal show
Загружено: 2026-01-25
Просмотров: 5723
Fiidiyowgan waxaan ku falanqaynaynaa sida Shiinuhu u beddelay hawada Iiraan goob difaac casri ah, kadib markii Tehran ay heshay nidaamka difaaca cirka ee HQ-9B.
Waxaan eegaynaa sida nidaamkan u carqaladeyn karo istiraatiijiyadda weerarrada Maraykanka, uuna u beddeli karo dagaalka mid maskaxeed, qaali ah,#Shiinaha #Iiraan #Maraykan
#Trump #DagaalCirka#FalanqaynSiyaasadeed
#Geopolitics#somaliyoutube
my facebook page https://www.facebook.com/profile.php?...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: