Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
dTub
Скачать

Xadiithka 4aad - BARO 100 XADIITH

Автор: Al Furqaan Media

Загружено: 2025-11-07

Просмотров: 54

Описание:

بسم الله الرحمن الرحيم بسم الله الرحمن الرحيم
الحمد لله اللذي بنعمته تتم الصالحات، والصلاة والسلام على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم.

Alle Jala Wacalaa wuxuu leeyahay Kitaabkiisa Majiidka ah.

وَعِبَادُ ٱلرَّحۡمَـٰ ان ٱلَّذِینَ یَمۡشُونَ عَلَى ٱلۡأَرۡضِ هَوۡنࣰا وَإِذَا خَاطَبَهُمُ ٱلۡجَـٰهِلُونَ قَالُوا۟ سَلَا ما.

[Surah Al-Furqān: 63]

Culimada Islaamka Duruus Ay Ka Bixiyeen Carabka Iyo Tilmaamahiisa

Carrabku wuxuu leeyahay laba musiibo ama belaayo oo waaweyn, haddii uu qofka midkood ka badbaadona ka kale kama badbaadayo:

Waa Musiibada Hadalka (Hadalka Badan) iyo Musiibada Aamusnaanta (Xaqa Oo Laga Aamuso). Waxaa laga yaabaa in mid waliba wakhtigeeda ay tan kale ka daran tahay dembi ahaan.

​1️⃣ Qofka ka aamusa Xaqa waa Shaydaan is qarinaya, aamusan (Af-gobaabsaday) oo Ilaahay caasiyey, wuxuuna u dhaqmaa qaab is-tus tus ah ama uu u macaamiilaa si mujaamala ah.

Waxayna ku timaadaa qofka oo danahiisa aduunyo ama naftiisa u baqa.

2️⃣Qofka ku hadla Baadilka (xaqa ka soo horjeeda) waa Shaydaan hadlaya oo Ilaahay caasiyey.

Dadka badankiisu hadalkooda iyo aamuskoodaba way khaldamaan oo xanaf ayuu yeeshaa, waxayna u dhaxeeyaan labadaas koox.

​📝 Hadaba Dadka dhexdhexaadka ah waa kuwa ku socda Jidka Toosan (Siraadul Mustaqiim) - waxay ka celiyaan carrabkooda Baadilka, waxaayna u adeegsadaan wixii Aakhiro anfacaya; midkoodna ma arko inuu ku hadlo kelmad isaga khasaaro u ah oo faa'ido lahayn, iska daa mid aakhiro waxyeello u geysata'e.

​📝 Adoonku wuxuu Maalinta Qiyaamaha la imaan doonaa Camalo Suuban oo Buuraha la eg, wuxuuse helaayaa in carrabkiisu dhammaantood burburiyey.

Wuxuuna la imaan doonaa Dembiyo iyo xumaan Buuraha la eg, wuxuuse heli in carrabkiisu ka masaxeen badinta uu xuska Eebbe badiyay iyo wixii la xidhiidha awgeed.

📜〖 الجواب الكافي - ابن القيم 〗

Calaamadaha Akhlaaqda Wanaagsan waa toban arimood:

1. ​Khilaafka oo la yareeyo. ( Qof aan muran badnayn)

2. ​Cadaalad sameynta wanaagsan. (Si fiican u gar-naqida)

3. ​Raadinta ceebaha dadka oo laga haro.

4. ​Wixii xumaan ah oo kuu muuqda (ama soo baxa) oo la hagaajiyo.

5. ​Cudur-daar raadiska. (Qofka oo laga aqbalo cudur-daarkiisa)

6. ​Dhibta oo loo dulqaato. (Adkaysiga dhibaatooyinka Bulshada Muslimka ah kaaga yimaada)

7. ​Eedda oo nafta lagu celiyo. (Nafta oo la canaanto marka khalad dhaco)

8. ​Ku gaar ahaanshaha ogaanshaha ceebaha naftiisa, kana fiirsiga ceebaha dadka kale.

9. ​Waji furan iyo Farxad muujinta

10. Hadal jilicsan, oo qurxan in dadka lagula dhaqmo.

📜 〖التنوير شرح الجامع الصغير - الصنعاني〗

Ogow in Carrabku leeyahay aafaad iyo maxaasin. Iska ilaali musiibooyinkiisa, ku dadaal wanaajintiisa.

Musiibooyinkiisu waa:

Beenta, Xanta, (qof maqan ka hadalka)iyo Dadka oo lagu sheego xumaan,

​💧Cambaaraynta Haweenka Daahirsan ee dembiga aan lahayn, Caayidda qofka Muslimka ah iyo in la Lacnado, Dooda aan faa'idada lahayn,Muranka, iyo wixii kale oo kugu ridaya Caasinimada Alle wayne Jala Wacalaa.

​💧 Erayada Wanaaga Carabka waxaa ka mid ah: Xuska Alle Jala Wacalaa (Dikriga) iyo Dacwada, Dadka oo loogu yeedho Islaamka, Dhiirigelinta Mujaahidiinta, Akhrinta Quraanka iyo waxayaabaha kale ee Kheyrka ah.

Walaalo Dhaqanka Wanaagsan ee ku jira Aamusnaanta micnaheedu ma ahan inaad hadalka iska dayso gebigiisaba, balse waa in la raaco qawaaniinta hadalka oo ay ku socdeen dariiqii Nabigeena ﷺ, iyo Saxabada رضي الله عنهم iyo Salafkii Suubanaa.

​📜〖حسن السمت في الصمت - السيوطي〗

والعلم عند الله تعالي

Xadiithka 4aad - BARO 100 XADIITH

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео mp4

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио mp3

Похожие видео

الذهب الخالص من التلاوات  صوت الشيخ الذي لا يضاهيه أحد  الشيخ محمد صديق المنشاوي

الذهب الخالص من التلاوات صوت الشيخ الذي لا يضاهيه أحد الشيخ محمد صديق المنشاوي

Сура Та Ха

Сура Та Ха

Успокаивает, восстанавливает нервную систему 🌿 Перестаньте думать, музыка для снятия стресса #4

Успокаивает, восстанавливает нервную систему 🌿 Перестаньте думать, музыка для снятия стресса #4

Blumenkohl, der alle in den Wahnsinn treibt! Meine Enkel lieben das.Dieses Rezept kennt keiner!

Blumenkohl, der alle in den Wahnsinn treibt! Meine Enkel lieben das.Dieses Rezept kennt keiner!

ГРАММАТИКА АРАБСКОГО ЯЗЫКА УРОК №1

ГРАММАТИКА АРАБСКОГО ЯЗЫКА УРОК №1

メロディアスなスーラ アル ムルクを朗読して、心、魂、精神を落ち着かせましょう。Alaa Aqel

メロディアスなスーラ アル ムルクを朗読して、心、魂、精神を落ち着かせましょう。Alaa Aqel

سورة البقرة .. تلاوة إبداعية بصوت الشيخ سعود الشريم | بث مباشر

سورة البقرة .. تلاوة إبداعية بصوت الشيخ سعود الشريم | بث مباشر

Как тебе такое, учитель ?! (Без этого ты никогда не получишь полезных знаний / Адаб  - этикет)

Как тебе такое, учитель ?! (Без этого ты никогда не получишь полезных знаний / Адаб - этикет)

Имам Газимухаммад - биография, жизнь и взгляды l Хаджимурад Доного

Имам Газимухаммад - биография, жизнь и взгляды l Хаджимурад Доного

30 Джуз Арби Аш Шишани

30 Джуз Арби Аш Шишани

ВОССТАНОВЛЕНИЕ НЕРВНОЙ СИСТЕМЫ 🌸 Нежная музыка, успокаивает нервную систему и радует душу #6

ВОССТАНОВЛЕНИЕ НЕРВНОЙ СИСТЕМЫ 🌸 Нежная музыка, успокаивает нервную систему и радует душу #6

Назам-Мухьаммад.

Назам-Мухьаммад.

Привычки успешных евреев: Эти 5 привычек сделают вас БОГАТЫМ

Привычки успешных евреев: Эти 5 привычек сделают вас БОГАТЫМ

Sourate Al Kahf

Sourate Al Kahf

Важно порицать порицаемое сердцем || Сирадж Абу Тальха

Важно порицать порицаемое сердцем || Сирадж Абу Тальха

Al Kabaair - Sheekh Axmed Maxamuud Yare

Al Kabaair - Sheekh Axmed Maxamuud Yare

Пять причин, что бы уберечь себя от искушений и смут  | Пятничная проповедь.

Пять причин, что бы уберечь себя от искушений и смут | Пятничная проповедь.

Ошибка, лишающая Рая — даже если молишься и постишься | шейх Абдурраззак аль-Бадр

Ошибка, лишающая Рая — даже если молишься и постишься | шейх Абдурраззак аль-Бадр

Кто такие исмаилиты? Доктор Факир Мухаммад Хунзаи отвечает на вопросы Муфтий Фазл Хамдара.

Кто такие исмаилиты? Доктор Факир Мухаммад Хунзаи отвечает на вопросы Муфтий Фазл Хамдара.

История Корана, которая ПОТРЯСЕТ вас до глубины души!

История Корана, которая ПОТРЯСЕТ вас до глубины души!

© 2025 dtub. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]