Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
dTub
Скачать

🎙MAY FAKARAAN PODCAST | AMNIGA QARANKA SOOMAALIYA XAGGEE KU SOCDAA | SAMIRA GAID

Автор: May Fakaraan

Загружено: 2026-01-11

Просмотров: 7825

Описание:

Kulanka 19aad ee Madasha May fakaraan waxaa marti ku ahayd khabiir dhanka arimaha amniga gobolka, Samiiro Gaid waxay horey usoo noqoty lataliye sare ee xafiiska raisul wasaaraha Soomaaliya xiligii mudane Cali Xasan Khayre, xafiiskaas ay hoggamisay arimaha dib u habaynta ciidamada Qaranka Soomaaliya, Samiiro waxay horey uga soo sheeqaysay xafiisyada beesha caalamka iyo kuwo deriska, waxay khibrad durugsan u leedahay arimaha Soomaliya iyo gobolka.

Kulanka yaa ka jawaabaya su’aalo badan oo an weydinay oo ay ugu muhiimsanayeen:
Qiimeynta Guud ee xaaladda amni ee Soomaaliya
Ciidanka Qaranka Soomaaliya oo la sheego 60 kun in uu yahay balse ay inta shaqada ku jirtaa ay ka yartahay 15 kun.
Caqabadaha loo dhisi la’yahay Ciidan qaran soomaliyeed oo dadka soomaaliyeed dhan ku midaysan yihiin.
Puntland iyo Somaliland ma joogan ciidan federal, nabad gelyaduna waa 100% sidee ayay ugu suurta gashay?.
Alshabaab mala heshiin karaa !!
Ilaa heerkee ayay Al-Shabaab iyo Daacish weli khatar ugu yihiin jiritaanka dawladnimada Soomaaliya?
Soomaaliya ma leedahay hay’ad sirdoon awood u leh
Aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland
Ugu danbeyn waxaa la isla falanqeeyay khatarta ka dhalan karta haddii waqtiga la isla oggol yahay ee doorashada la dhaafo, lana waayo heshiis siyaasadeed in dalka uu khatar ugu jiro kooxaha argagixisada inay dhib gaarsiyaan.

Hadaba si aad u daawato xalaqadaan waxaad ka heli kartaa kaliya Youtube May Fakaraan.

#Mayfakaraan #Kulanka19aad #AminigaQaranka

🎙MAY FAKARAAN PODCAST | AMNIGA QARANKA SOOMAALIYA XAGGEE KU SOCDAA | SAMIRA GAID

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео mp4

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио mp3

Похожие видео

Давос: Исторический раскол Запада —Европа уходит от США /№1083/ Юрий Швец

Exclusive I Wareysi Salaad Cusman Rooble qaamuuska Soomaaliga kuma jiro #Compromise

Taariikhda Halyeygii reer Jabuuti Maxamuud Xarbi iyo tuhumnka ku gadaaman geeridiisa | BBC Somali

FULL INTERVIEW -  WARIYE NADAARA IYO MACALIN AADAN CEYROOW

EXCLUSIVE| Fahamka Caalamka:Shiinaha, Ruushka & Isbeddelka Dunida Awoodaha Hagaya Mustaqbalka Dunida

Exclusive I Avv.  Xasan Dhimbil Warsame I Xabsi iyo xusuus hore haldoorkii Soomaaliya

Exclusive I Maxamed Cabdullaahi Kooshin I 3/3 - Nolosheydi iyo Hagar-daamadi Fahad iyo Farmajo

ПІНКУС: Буданов ОШЕЛЕШИВ НА ПЕРЕГОВОРАХ! Умови Віткоффа ВІДКИНУЛИ ОДРАЗУ. Білий дім приховує ДЕТАЛІ

Минбари муҳоҷир №386 | 21.01.2026 | برنامه منبر مهاجر

العالم يتمزق بعد دافوس: صـ.ـدام ترامب وماكرون وانـ.ـقلاب التحالفات

Sideed Naftaada U Dhisi Kartaa | Dr. Hamse Habiib

GABAR 7 SANA JIRTA KUFSATEN BA LO XIRAY IYAGO VISA CANADA HESTA

Exclusive I Maxamed Cabdullaahi Kooshin I 2/3 - Nolosheydi iyo Hagar-daamadi Fahad iyo Farmajo

Qoraal uu meel ka akhriyey ayaa ka dhigey dilaaga ugu halista badan gobolka

Imaaraadka iyo Soomaaliya | Xidhiidhka Sucuudiga & Imaaraadka | Iran iyo America Sh. Abdirahman

8 Saacadood oo Istanbul ah 🇹🇷 – Ma ku filan tahay?

#5 Dilkii Saraakiisha Kacaanka Muxuu Salka ku hayay .? Qabiil mise Dano kale .| Prof. Baadi|

EXCLUSIVE | Fahamka Caalamka: Yuhuudda, IDF & Sirdoonka Israel – Loollanka Qarsoon ee Turkiga

السعودية تكشف عن سجون بن زايد في اليمن !!وضاحي خلفان يستجد بالكيان ويحذر من مصير صدام!!

Sooyaalka Pablo Escobar | Burcadkii ugu Hantida Badnaa Caalamka | Nolol Waali ah

© 2025 dtub. Все права защищены.

  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности

Контакты для правообладателей: infodtube@gmail.com