Riyada dameer farowga qofkii riyo ku arko dameer farow asoo saaran ama ugaarsaday
Автор: Barta Aqoonta
Загружено: 2023-10-26
Просмотров: 1811
Riyada dameer farowga qofkii riyo ku arko dameer farow asoo saaran ama ugaarsaday, riyada xayawaanada duurka ama duurjoogta gaar ahaan dameer farowga halkan ayaad ka daawan kartaa riyadaas oo faahfaahsan, qofkii arko asoo ugaarsaday dameer farow ama cunayo hilibka dameerka farowga riyadaas wax badan ayaa lagu fasiraa, caanaha dugaagta ama dameer farowga sidaas oo kale halkan ayaad ka helaysaa riyada oo si fiican u faahfaahsan, qofkii arko asoo guriga keenay dameer farow ama soo ugaarsaday wuxuu helayaa hanti iyo maal riyada dameer farowga waa riyo fiican. #riyooyinka #riyada #soomaali #somali
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: