Quraac La’aan: Faa’iido Mise Halis?”
Автор: DEEQ DARAJJO
Загружено: 2025-08-31
Просмотров: 63392
Quraacdu ma aaminsantahay runtii waa cuntada ugu muhiimsan ee maalinta? Video-gaan waxaan ku sharaxayaa quraac la’aanta faa’iidooyinka iyo halista caafimaad. Dad badan waxay aaminsan yihiin in quraacdu qasab tahay, balse cilmi baaris ayaa muujisay dhinacyo kale oo lama filaan ah. Daawo ilaa dhamaadka si aad u ogaato runta ‘Quraafaadka Quraacda’!”
0:00 – Hordhac & Su’aasha Muranka Leh
0:35 – Maxaa Loo Yiraahdaa “Quraacdu Waa Cuntada Ugu Muhiimsan”?
1:20 – Quraafaadka Quraacda: Run Mise Been?
2:05 – Faa’iidada 1aad: Insulin Resistance-ka oo yaraada
2:45 – Faa’iidada 2aad: Intermittent Fasting si dabiici ah
3:25 – Faa’iidada 3aad: Tamarta & Diiradda Maskaxda
4:10 – Faa’iidada 4aad: Dheefshiidka & Calool bararka
4:55 – Faa’iidada 5aad: Miisaanka oo hoos u dhaca
5:40 – Halista Suurtagalka ah ee Quraac La’aanta
6:30 – Gunaanad & Taladayda Caafimaad
7:00 – Call to Action: Subscribe & Share
#QuraafaadkaQuraacda
#Caafimaad
#DeeqDarajjo
#CuntoCaafimaad
#SomaliHealth
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: