Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
dTub
Скачать

🧍‍♂️ 10 Meelood oo Dumarku ka eegaan Ragga Marka Ugu Horreysa

Автор: Gallad Media

Загружено: 2025-06-26

Просмотров: 2345

Описание:

Aragtida koowaad waxay tahay mid lama illaawaan ah — waana sababta ay dumarku si gaar ah u eegaan tilmaamo gaar ah marka ay la kulmaan nin cusub. Ma is weydiisay meelaha ugu muhiimsan ee ay indhahooda si toos ah ugu dhacaaan? Waxaan kuu haynaa 10 arrimood oo ay ka eegaan, laga bilaabo muuqaalka guud ilaa kalsoonida nafta iyo xariirka sheekeysiga. Qof walba wuxuu leeyahay fursad uu ku reebi karo ra’yi joogto ah — su’aashu waa: adigu sidee u taagan tahay?
10 Meelood oo ay Dumarku ka eegaan Ragga Kuna qiimeeyaan!!
#AragtidaKoowaad #RaggaiyoDumarka #TilmaamahaJaceylka #QuruxdaDhaqanka #KalsooniNafta #XariirWanaagsan #HiddoiyoDhaqan #SheekadaJaceylka #DadLaDareemo #MuuqaalkaGuud

Ku soo dhawoow kanaalka "Gallad Media"! Halkan, waxaanu ku gudbinaa doonaa horumaarinta nafta , halganka guusha ee dhiirrigelinta leh, taariikhda guulaystayaasha wax ku oolka ah, iyo xirfadaha muhiimka ah ee kor u qaadi kara noloshaada iyo bulshadeena.

Ujeedadayadu waa in aan kordhino wacyiga guud iyo fahamka waxa ka dhacaya aduunka, si aan u dhisno bulsho wax ku ool ah oo ka wada faa’iideysata. Waxaanu soo bandhigi doonaa casharo, wareysiyo, iyo fikrado cusub oo kaa caawinaya inaad gaarto himilooyinkaaga, kana dhigto noloshaada mid ka wanaagsan.

Haddii aad dooneyso inaad horumariso naftaada, barato xirfado cusub, ama aad ka hesho sheekooyin dhiirrigelin leh, ha ka waaban inaad nagu soo biirto. Isku duub oo aan wadaagno safarkan horumarka!
fadlan naguso biir oo subscribe dheh si aad ula socoto muuqaalada aan halkan soo gelino.



waxaad halkan kala socon muuqaalo cusub isbuuci 2 beri oo kala ah isniinta iyo jimcaha


~Fadlan nagusoo biir oo ka mid noqo bahweynta nagu xiran MAHADSANID
#SUBSCRIBE #LIKE
~FACEBOOK :   / gallad   Media
~TELEGRAM : https://t.me/+LGVPSYvz9h43MGI8

🧍‍♂️ 10 Meelood oo Dumarku ka eegaan Ragga Marka Ugu Horreysa

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео mp4

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио mp3

Похожие видео

40 Oraah Iyo Xikmado Noloshaada Gabi ahaanba Badali doona....

40 Oraah Iyo Xikmado Noloshaada Gabi ahaanba Badali doona....

Jaceylka Iyo Cilmi Nafsiga || Xaqiiqooyinka Qarsoon Ee Dareenka Aadanaha!!

Jaceylka Iyo Cilmi Nafsiga || Xaqiiqooyinka Qarsoon Ee Dareenka Aadanaha!!

Sidee ula Dhaqmee Qof BLOCK Ku Saaray? | XAREED Podcast

Sidee ula Dhaqmee Qof BLOCK Ku Saaray? | XAREED Podcast

JOOJI TUUGSIGA  JOOGI SUGITAANKA  JOOJI INA QOF  DABA ORODO ( 3 QODOB OO BADALI DOONO NOLOSHADA.....

JOOJI TUUGSIGA JOOGI SUGITAANKA JOOJI INA QOF DABA ORODO ( 3 QODOB OO BADALI DOONO NOLOSHADA.....

12 FIKRADOOD BUUGGA RAGGA KALIYA || LUUQADAHA HAWEENKA || LA DHAQANKA DUMARKA

12 FIKRADOOD BUUGGA RAGGA KALIYA || LUUQADAHA HAWEENKA || LA DHAQANKA DUMARKA

SIDA LOO NOQDO ALPHA MALE | Sharciga Koowaad | Hogaanka Qabo

SIDA LOO NOQDO ALPHA MALE | Sharciga Koowaad | Hogaanka Qabo

7 Caado Oo Sababa Cimri Degdega Iyo In Calaamadaha Gabowgu Qofka Goor Hore Kasoo Muuqdaan!!

7 Caado Oo Sababa Cimri Degdega Iyo In Calaamadaha Gabowgu Qofka Goor Hore Kasoo Muuqdaan!!

Мадумаров бүгүн АЖООГО там бердим деп! Эл да мындайды КҮТПӨДҮ эле ЭКӨӨ жарашабы

Мадумаров бүгүн АЖООГО там бердим деп! Эл да мындайды КҮТПӨДҮ эле ЭКӨӨ жарашабы

10+ Talo oo ku Dhaxalsiin Bisaylka Nolosha || Dhisidda Shakhsiyad Adag oo Dhalinyara

10+ Talo oo ku Dhaxalsiin Bisaylka Nolosha || Dhisidda Shakhsiyad Adag oo Dhalinyara

Qaladkan Ayaa Gabdhaha Kaa Fogeeya, adiguna ma daysid.

Qaladkan Ayaa Gabdhaha Kaa Fogeeya, adiguna ma daysid.

iska ilaali 10 kaan Tilmaam  Ee ay leeyihiin  Dadka Doqomada  Ah ||  Xigmado iyo Xaqiiqooyin

iska ilaali 10 kaan Tilmaam Ee ay leeyihiin Dadka Doqomada Ah || Xigmado iyo Xaqiiqooyin

INTAAN AYUU NINKU GABADHA KU JECELYAHAY | XAREED Podcast

INTAAN AYUU NINKU GABADHA KU JECELYAHAY | XAREED Podcast

70 Oraahyo Iyo Xikmado Saamayn leh | Erayada Indheergaradka !!

70 Oraahyo Iyo Xikmado Saamayn leh | Erayada Indheergaradka !!

SHARCIGA LABAAD EE ALPHA MALE | Dhiso Kalsooni aan la burburin karin

SHARCIGA LABAAD EE ALPHA MALE | Dhiso Kalsooni aan la burburin karin

SIDEE U DHISAN KARTAA XIDHIIDH CAAFIMAAD QABA?!

SIDEE U DHISAN KARTAA XIDHIIDH CAAFIMAAD QABA?!

Эн жаш депутат! Самсачынын БАЛАСЫ дегенге намыстанбайм! Элдин баарын тан калтырды

Эн жаш депутат! Самсачынын БАЛАСЫ дегенге намыстанбайм! Элдин баарын тан калтырды

KA HOR 2026 IS WEYDII 6 SU'AAL OO NOLOSHAADA BADALI KARA

KA HOR 2026 IS WEYDII 6 SU'AAL OO NOLOSHAADA BADALI KARA

Calaamadaha lagu Yaqaan dadka Kalsoonida sare leh! || Sidee loo Abuuraa Kalsooni Nafeed?

Calaamadaha lagu Yaqaan dadka Kalsoonida sare leh! || Sidee loo Abuuraa Kalsooni Nafeed?

Maxay Qasab u Tahay inaad Aamusnaanta Barato || Luuqadda Maanmaallada!!

Maxay Qasab u Tahay inaad Aamusnaanta Barato || Luuqadda Maanmaallada!!

Gabadha 7 daan  Tilmaamood Leh Waligaa Haka Tagin ( xaqiiqooyin cilmi nafsiya )

Gabadha 7 daan Tilmaamood Leh Waligaa Haka Tagin ( xaqiiqooyin cilmi nafsiya )

© 2025 dtub. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]