WARAYSI :WASIIRKA MAARAYNTA MASIIBOOYINTA PUNTLAND MAXAAY U HAYSAA INKA BADAN 950K ABAAR KU DHUFATAY
Автор: Dawan Films And Podcasting
Загружено: 2025-11-21
Просмотров: 98
Ku soo dhowow kanaalkan! Halkan waa (Dawan Reel) waxaan ku falanqaynaa mowduucyo muhiim ah sida siyaasadda gudaha iyo tan caalamka, podcasting iyo warbaahinta casriga ah, arrimaha bulshada, iyo isbeddelka cimilada (climate change).
Ujeeddadeennu waa in aan bulshada siino xog, falanqayn iyo aragtiyo dhaxalgal ah oo kor u qaada wacyiga iyo doodda caafimaadka qabta ee ku saabsan isbeddelka dunida maanta.
🎙️ Waxaan sameeynaa:
• Falanqayn siyaasadeed oo qoto dheer
• Podcastyo xiiso leh oo lala yeesho khubaro iyo dad caadi ah
• Doodo ku saabsan arrimaha bulshada iyo deegaanka
• Warbixino ku saabsan cimilada iyo sida ay u saameyso nolol maalmeedka
👉 Ha moogaanin! Subscribe ku dhufo, faallo nooga tag, oo nala wadaag aragtidaada.
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: