Subac Soon 114 Qur'aanka Oo Marti Giliyay Safiirka somli D'Jabuuti U Fadhiyo Mr: Salad Cali Jelle
Автор: SUBAC TV
Загружено: 2023-03-25
Просмотров: 16363
Waxaa alle mahadii ah in Subaca-Soonka bisha Ramadan ee sanadkaan ay marti galiyeen Dawlada Djabuuti & safiirka Somaaliya u fadhiya Djabuuti Mudane Salaad Cali Jelle inan ku subcino Caasimada Djabuuti.
Waxan u mahad celineynaa anagoo ah Culimada subacleyda ah sida sharafta badan ee loo darajeeyey Qur’aan eebe.
Waxan ilaaheey uga baryeynaa Dawladda Djabuuti iyo Safiir Salad in uu barakeeyo.
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: