Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
dTub
Скачать

URUR CUSUB OO ISU GUURINAYA GABDHAHA IYO WIILASHA QURBAHA KU NOOL | TALOGUUR

Автор: Hassan Sunni

Загружено: 2024-12-10

Просмотров: 13092

Описание:

TALOGUUR waa Urur ujeedka loo aasaasay uu yahay in ay isu guuriyaan wiilasha iyo gabdhaha ku nool qurbaha.

Waraysigan waxaan la yeeshay Sheikh Abdulkhaliq oo kamid ah aasaasayaasha ururkan.

Waxaa illaa iyo hadda diiwan gashan gabdho iyo wiilal dhammaantood doonaya in ay helaan lamaane u qalma.
------------------------------------------------------------
Waxaan waqti iyo dhaqaalaba galiyaa muuqaallo tayo leh dadkuna wax ka faa'iidi karaan, anigana aan ajar ka heli karo ajarkaas oo ii noqda mid adduun iyo aakhiraba i anfaca.

Lagamana yaabo in aan halkaan iska galiyo muuqaal aan is leeyahay daawasha badan ayaad ku helaysaa, haddaad aragtaan muuqaal aan soo galiyay halkaan waa mid marka hore aniga i anfacay oo aan in badan daawaday intaanan soo galinin Youtube.

Haddii muuqaalada aanu soo gelino ay ku anfaceen fadlan, Subscribe, Like iyo Share ha hilmaamin, waayo waxaa ay inaga caawin doonaan in muuqaaladan dad badan ay gaaraan si ay ooga faa'iidaan.




Haddii aad doonaysid in aad si toos ah iila soo xadhiidhid.

Whatsapp: https://wa.me/message/MVDRCTQXZBZ5A1
E-mail: Sunni.Media10@gmail.com.

~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~
Let's stay connected:
✅ Facebook:   / hassansunni.page  
✅ Instagram:   / hassansunni  
✅ TikTok:   / hassansunnitv  
✅ Snapchat:   / hassan.sunni  

URUR CUSUB OO ISU GUURINAYA GABDHAHA IYO WIILASHA QURBAHA KU NOOL | TALOGUUR

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео mp4

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио mp3

Похожие видео

Routine Walk | Caqabadaha soo wajahay Somalida maraykanka.

Routine Walk | Caqabadaha soo wajahay Somalida maraykanka.

Talooyin Muhiim ah oo Ku Saabsan Cumrada – Qof Kasta Waa U Baahan Yahay

Talooyin Muhiim ah oo Ku Saabsan Cumrada – Qof Kasta Waa U Baahan Yahay

НАПАДКИ СОЛОВЬЕВА, ИЗМЕНЕНИЕ ПРИЗЫВА, АРЕСТ СУДЕЙ, ШТРАФ ЗА ЖАЛОБУ НА ТРАМПА — ГЛАВНЫЕ НОВОСТИ

НАПАДКИ СОЛОВЬЕВА, ИЗМЕНЕНИЕ ПРИЗЫВА, АРЕСТ СУДЕЙ, ШТРАФ ЗА ЖАЛОБУ НА ТРАМПА — ГЛАВНЫЕ НОВОСТИ

XIRFADDAAN WAA MUHIIM EE BARO

XIRFADDAAN WAA MUHIIM EE BARO

Развитие потенциала мозга. Татьяна Черниговская

Развитие потенциала мозга. Татьяна Черниговская

RAG DIINTA MASIIXIYADDA FAAFINAYAY OO MASJIDKA YIMID – KADDIB MAXAA DHACAY? FAAH-FAAHIN.

RAG DIINTA MASIIXIYADDA FAAFINAYAY OO MASJIDKA YIMID – KADDIB MAXAA DHACAY? FAAH-FAAHIN.

🔥СРОЧНО! КОНФЛИКТ РАМИСА ЮНУСА И ЕВГЕНИЯ КИСЕЛЕВА В ПРЯМОМ ЭФИРЕ!

🔥СРОЧНО! КОНФЛИКТ РАМИСА ЮНУСА И ЕВГЕНИЯ КИСЕЛЕВА В ПРЯМОМ ЭФИРЕ!

Buurta Jabal Al-thowr | Goobtii Cajiibka ahayd ee Nabiga SCW iyo Saaxiibkii ay ku dhuunteen.

Buurta Jabal Al-thowr | Goobtii Cajiibka ahayd ee Nabiga SCW iyo Saaxiibkii ay ku dhuunteen.

Urur-siyaasaddeedka Curad oo hakiyey is diiwaan gelintii iyo sababaha.

Urur-siyaasaddeedka Curad oo hakiyey is diiwaan gelintii iyo sababaha.

WHATSAPP-KAADA YAANAN LAGAALA WAREEGIN | WhatsApp Security & Privacy #whatsapp #security #privacy

WHATSAPP-KAADA YAANAN LAGAALA WAREEGIN | WhatsApp Security & Privacy #whatsapp #security #privacy

LARRY, KOT, KTÓREGO BOJĄ SIĘ POLITYCY ORAZ NACZELNI NA ZDJĘCIACH Z 2016 ROKU

LARRY, KOT, KTÓREGO BOJĄ SIĘ POLITYCY ORAZ NACZELNI NA ZDJĘCIACH Z 2016 ROKU

ХАЗАРСКОЕ НАСЛЕДИЕ ИЛИ КРОВЬ КАВКАЗА Генетический код вскрыл главную тайну кумыков

ХАЗАРСКОЕ НАСЛЕДИЕ ИЛИ КРОВЬ КАВКАЗА Генетический код вскрыл главную тайну кумыков

2026: Waa Sanadkii Dad Badan ay Xornimo Dhaqaale gaari Lahaayeen.

2026: Waa Sanadkii Dad Badan ay Xornimo Dhaqaale gaari Lahaayeen.

Guurka Qurbaha. Waraysi qiimo badan oo ay Fathia Absie ka qaaday, Fouzia Mohamed Hashi

Guurka Qurbaha. Waraysi qiimo badan oo ay Fathia Absie ka qaaday, Fouzia Mohamed Hashi

Sheikh Almis & Sh Abdirahman Bashir | Dusha sare ee markabka xamuulka

Sheikh Almis & Sh Abdirahman Bashir | Dusha sare ee markabka xamuulka "Ferry" | seattle.

Laba baraf dhexdooda, muuqaalkan waxaan idinkaga soo gudbinaynaa gobolka Minnesota.

Laba baraf dhexdooda, muuqaalkan waxaan idinkaga soo gudbinaynaa gobolka Minnesota.

Гипотеза Пуанкаре — Алексей Савватеев на ПостНауке

Гипотеза Пуанкаре — Алексей Савватеев на ПостНауке

2026 | 5 Tallaabo oo Muhiim ah – Five key steps for 2026 success

2026 | 5 Tallaabo oo Muhiim ah – Five key steps for 2026 success

Maamuus & Sharaf | Adeer Sheikh Ahmednuur Sugulle #seattle #washington

Maamuus & Sharaf | Adeer Sheikh Ahmednuur Sugulle #seattle #washington

50 фраз, без которых вы никогда не заговорите на английском

50 фраз, без которых вы никогда не заговорите на английском

© 2025 dtub. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: infodtube@gmail.com