Hanuuniye daalo | Daallo Aragtideedaay | durdur iyo xareed | durdur iyo xareed lyrics | daalo hees
Автор: DHUGMAAL LYRICS
Загружено: 2022-11-18
Просмотров: 108244
HEESTA : Daallo Aragtideedaay
ERAYADA : C/qaadir Xirsi Yam-Yam
LUUQDA : Cabdalla Yuusuf Hanuuniye
LYRICS: DHUGMAAL LYRICS
QORAALKA HEESTA ( LYRICS)
Durdur iyo xareedeey
Doog iyo ugbaadeey
Dalaallimadaa cadarkiyo
Dhibic iyo daruureey
Ubax daraaya muusoo
Waaberi dillaacaay
Man kaymaha ka darariyo
Daallo aragtideedaay
Daallo aragtideedaay
Dayaxiyo xidigahoo
Nuurka isku daray iyo
Dusha roob-la-dhaca iyo
Daa'uus la moodyeey
Daa'uus la moodyeey
Diirrimaadka laabtiyo
Dawadii nafteeydaay
Taan hablaha ka doorteen
Dareenkayga siiyaay
Xubna dabacsan leeyeey
Nabi Yuusuf dabadii
Tii dumarka quruxda leh
Hal doorkooda noqotaay
Hal doorkooda noqotaay
Dambar iyo labeen iyo
Dahab midabkii leeyeey
Xuuralcayntii dunidee
Daawashada u timidee
Dalka lagu mannaystaay
Hadduu diido calafkeenu
Aqal laba daryaaloo
Aan xariir ku daahniyo
Inaan dadab wadaagnee
Waqtigu uu nakala diro
Allaa deeqa bixiyee
Anna kuuma dudayoo
Naxariis da'weyn iyo
Ducaan kugu sagootiyay
Ninka damacu raacee
Dookhu calanka saartee
Guur aad ka doontee
Kugu gacan dambeeyana
Aan dardaaran siiyee
Aan dardaaran siiyee
Waa libin dadnimaduye
Aamina kan doortoow
Daji meel barwaaqaa
Diihaalka gaajiyo
Dibindaabyo yeey arag
Danyaradu ma fiicnee
Yeey ka noqon maryuhu duug
Ha u yaallo dahabkuna
Deris aan habooneyn
Yeey dareemin qayladii
Dibadda iyo gudahaba
Meelaha la daawado
Ee dalxiiska loo tago
Ha il doogsatee gee
Dusha nabar ha taabsiin
Ha dagaalin waa gobee
Dusha nabar ha taabsiin
Ha dagaalin waa gobee
Hadal doqon ma garataa
Ha ku dayin ma yeeshee !
Waxaa dihatay hooyadii
Dadnimada ku beertoo
Aabaheedna waa diric
Ragna doorkii weeyee
Waa durriyad xalaalee
Waalidkeedna daadihi
Waxaa jira nin dooroo
Dantu ceeb u yeeshee
Waxa Aamina u dan ah
Haddii waayo diidaan
Soo doonoo waa garee
Annaa kuu diyaaroo
Daryeelkeedu igu yahay
Xil aan duudka saaree
Haddii taa aad diidana
Duugga nolosha Aamina
Dayac noqoto waa qaan
Waanan kula dacwinayaa
hanuuniye,
hanuuniye qaraami,
hanuuniye amaano,
hanuuniye shimbir,
hanuuniye dabaylaha jacaylka,
hanuuniye dalo aragtida,
hanuuniye hasha labada geel jecel,
hanuuniye durdur iyo xareed,
hanuuniye badu laydh qaboola,
hanuuniye qalbiga kuu kuu jabin,
hanuuniye iyo siraad,
hanuuniye aduunyo,
hanuuniye aduunyada xishood iyo,
hanuuniye aamina,
hanuuniye amina,
hanuuniye amanoy,
hanuuniye adna shidatay,
hanuuniye aan gam ee,
hanuuniye aduunyada xishood,
hanuuniye album,
amaanooy hanuuniye,
abdullahi yusuf hanuuniye,
aduunyada xishood iyo hanuuniye,
arooska najma nashaad iyo bashiir hanuuniye,
abwaan hanuuniye,
aamina camaari iyo hanuuniye,
aduunyo hanuuniye,
arooska farxiya fiska iyo bashiir hanuuniye,
aamina hanuuniye,
abdullahi yusuf hanuuniye hooyo,
hanuuniye bishu wali,
hanuuniye best song,
bashiir hanuuniye,
hanuuniye qurux badan idaa,
bashiir hanuuniye hooyadiis,
heestii bashiir hanuuniye hooyadiis,
bashiir hanuuniye iyo farxiya fiska,
hanuuniye qosol beena,
bashiir hanuuniye habeen tagay,
bishu weli ma toban baa hanuuniye,
bashiir hanuuniye iyo najma nashaad,
bashiir hanuuniye heestii nuura,
bashiir hanuuniye nuura,
bashiir hanuuniye music,
bashiir hanuuniye waan ku aaminay,
hanuuniye caashaqa wax ma noqon,
hanuuniye cirka sagal,
hanuuniye collection,
hanuuniye ciidanka,
hanuuniye channel,
hanuuniye casuumad,,
yurub geenyo heestii hanuuniye,
hanuuniye heeso xul ah,
hanuuniye hees,
hanuuniye heestii aduunyo,
hanuuniye hooyo macaan,
hanuuniye heestii daalo,
hanuuniye heestii amaano,
hanuuniye heestii matlab iyo sabiib,
hanuuniye hees wadani,
hanuuniye jaceyl meena ka weyn,
hanuuniye heeso jacayl,
hanuuniye dumar iyo jacayl lyrics,
hanuuniye dabaylaha jacaylka lyrics,
hanuuniye neecawda jacayl,
hanuuniye qalbiga lagu yuu jabin,
hanuuniye kaban,
hanuuniye kalgacaylku qaladkiyo,
hanuuniye ka doortay,
hanuuniye kaban album mp3,
hanuuniye khadra,
hanuuniye kaman,
hanuuniye kaka na vada hrudaya,
hanuuniye konsi,
kaban hanuuniye,
kinsi iyo hanuuniye,
kaban macaan hanuuniye,
khaliil bashiir hanuuniye,
cabdalla yuusuf hanuuniye kaban,
hanuuniye lyrics,
hanuuniye luul,
hanuuniye shimbiryahow lyrics,
hanuuniye shimbir lyrics,
c/laahi yuusuf hanuuniye,
hanuuniye music,
hanuuniye marwadii haweenka,
hanuuniye matlab iyo sabiib,
hanuuniye mix,
hanuuniye murray,
hanuuniye masuul,
hanuuniye qaraami mix,
matlab iyo sabiib hanuuniye,
maandeeq iyo hanuuniye,
magool iyo hanuuniye,
music bashiir hanuuniye,
hooyo macaan hanuuniye,
qaraami macaan hanuuniye,
hanuuniye naftayda,
hanuuniye naftii aad cajabisaa,
hanuuniye dusha nabar,
najma nashaad iyo bashiir hanuuniye,
najma nashaad bashiir hanuuniye,
hibo nuura dadweynaha hanuuniye,
heestii nuura hanuuniye,
hanuuniye dad waxaa u wacan oo,
hanuuniye qaraami dalo,
hanuuniye qaraami amaano,
hanuuniye qaraami hasha,
yuusuf hanuuniye,
#dhugmaal_lyrics #Hanuuniye #dhugmaal #dhugmaallyrics
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: