Sidee Website loo Sameeyaa WordPress ah 2025 | Kaliya 10 Daqiiqo!
Автор: Abdishakour Budul
Загружено: 2025-04-04
Просмотров: 970
Kusoo dhawoow video-kan! Ma rabtaa inaad barato sida loo sameeyo website WordPress ah gudaha 10 daqiiqo kaliya? Video-gan waxaan ku tusayaa talaabo-talaabo, laga bilaabo doorashada domain ilaa design-ka ugu dambeya ee websaydhkaaga.
Waxyaabaha aad baran doonto:
Sida loo doorto domain iyo hosting
Sida loo rakibo WordPress
Sida loo doorto theme qurux badan
Sida loo sameeyo bogag iyo menu
Talooyin loogu talagalay bilowga
Ku habboon:
Bilowayaal (Beginner)
Ganacsatada yaryar
Freelancers
Ardayda
Ha ilaawin inaad subscribe saarto si aad u hesho casharro kale oo faa'iido leh!
sida loo sameeyo website wordpress 2025,
samee website 2025,
website af soomaali,
wordpress tutorial af soomaali,
website free ah, sida loo sameeyo blog,
sida loo isticmaalo wordpress,
wordpress afsomali,
sidee website loo sameeyaa 2025,
sameynta website 10 daqiiqo
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: