Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
dTub
Скачать

6 Hab Oo Aad Ku Noqon Karto Qof XIKMAD Iyo CAQLI Badan

Автор: Wax Ka Barro

Загружено: 2019-01-01

Просмотров: 713349

Описание:

☀️ KA DALBO HALKAN BUUGAAGTA LOOGU IIBSASHADA BADAN YAHAY EE WAX KA BARRO 👇

Buugaagta Kala Duwan Ee Wax Ka Barro► https://bit.ly/2R8hH0w

Sida Loogu Guulaysto Waxkasta Oo Aad Rabto Nolosha► https://bit.ly/2RblqKX

Sheekooyinka Dhiirigalinta Leh Ee Dadkii Guulaha Gaadhay► https://bit.ly/2XJbpae

Sida Saacad Gudaheed Loogu Ogaado Qofka Ku Jecel► https://bit.ly/2XefNkE

Sida Dhawr Cisho Gudahood Loogu Ilaawo Qof Aad Jeceshahay► https://bit.ly/2KEPXiW

▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬

🤔 XOG KU SAABSAN WAX KA BARRO 👇

Wax Ka Barro maaha Channel aad ka heli doonto farsamooyin bilaa tayo ah ama tabo aan waxtar lahayn, balse waa meel aad ka heli doonto farsamooyin awood badan oo waxtar leh oo ku salaysan cilmi nafsi iyo cilmi baadhisyo mudo dheer la samaynayay kuwaasi oo si weyn u anfici doonaa noloshaada.

🤔 Muxuu Wax Ka Barro Kaga Duwan Yahay Channels-ka kale

★ ISBADAL DHAB AH: Waxa hubaal ah in marka aad ku xidhnaato ee aad daawato muuqaalada Wax Ka Barro Ay noloshaadu isku badali doonto dhinaca fiican.

★ XOG KU SALAYSAN CILMI NAFSI: Wax Ka Barro ka heli maysid talooyin aan macno buuran lahayn balse waxaad ka heli doontaa farsamooyin iyo talooyin awood badan oo waxtar leh oo ku salaysan cilmi nafsi.

★ XOG AAD KU DABAQI KARTO NOLOSHAADA: Dhamaan talooyinka iyo farsamooyinka aan Wax Ka Barro kuugu sheegi doonaa waa qaar aad dhamaantood ku dabaqi karto noloshaada.

★ WAQTIGAAGA QAALIGA AH OO AAN KUU DHAWRAYNO: Waxaan aad u danaynaynaa waqtigaaga qaaliga ah sidaa darteed waxaan kuu soo gudbinaynaa xogta ugu badan ee suurtogal waqti aad u kooban gudihii.

★ DAACADNIMO: Muuqaalkasta oo aan kuu soo gudbino iyo mawduuc kasta oo aanu ka hadlaynaaba waxay dhab ahaan si daacad ah uga hadlayaan mawduucaasi waxa uu ku saabsan yahay.

SII GAADHSII ASXAABTAADA IYO DADKA AAD JECESHAHAY

Haddii aad garanayso dad u baahan xogta uu channe-kani so gudbiyo fadlan sii gaadhsii oo la wadaag.

6 Hab Oo Aad Ku Noqon Karto Qof XIKMAD Iyo CAQLI Badan

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео mp4

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио mp3

Похожие видео

HAYAAY: XUUTIGA OO HARGEYSA KU SOCDO: TRUMP IYO NTNYHO OO SOMALILAND KA WADA HADLAAAYO:

HAYAAY: XUUTIGA OO HARGEYSA KU SOCDO: TRUMP IYO NTNYHO OO SOMALILAND KA WADA HADLAAAYO:

Sideed U Yeelan Kartaa Shakhsiyad Awood badan? - Xeerarka Awoodda

Sideed U Yeelan Kartaa Shakhsiyad Awood badan? - Xeerarka Awoodda

7 Dadka Looma Sheego

7 Dadka Looma Sheego

Muuqaaladii Ugu DAAWASHADA Badnaa Ee Wax Ka Barro | ISKU DAR.

Muuqaaladii Ugu DAAWASHADA Badnaa Ee Wax Ka Barro | ISKU DAR.

100 Oraah iyo Xikmad Noloshaada Gabi Ahaanbo Badali Doono .

100 Oraah iyo Xikmad Noloshaada Gabi Ahaanbo Badali Doono .

Sidee Loo soo jiitaa Naag Kasta ?

Sidee Loo soo jiitaa Naag Kasta ?

Sideed Ku HelI Wax Walba | 250 Xeelad Nafsi Cajiib ah | #Ogaansho

Sideed Ku HelI Wax Walba | 250 Xeelad Nafsi Cajiib ah | #Ogaansho

U Bood Dhinaca Kale Ee Noloshaada - Buugga Jump - Qaybta 1aad

U Bood Dhinaca Kale Ee Noloshaada - Buugga Jump - Qaybta 1aad

Xikmadaha Ad'ham Sharqaawi | Qaybtii labaad.

Xikmadaha Ad'ham Sharqaawi | Qaybtii labaad.

Maxay Qasab u Tahay in aad aamusnaanta Barato

Maxay Qasab u Tahay in aad aamusnaanta Barato

Sideed Qiimahaaga Kor Ugu Qaadigartaa? | Ikhlaas podcast | Ustaad Omar

Sideed Qiimahaaga Kor Ugu Qaadigartaa? | Ikhlaas podcast | Ustaad Omar

75 XIKMADOOD OO DHIIRIGALIN AH

75 XIKMADOOD OO DHIIRIGALIN AH

Sideed U Dhisan Kartaa Shakhsiyad Adag?  - Qaybta 3aad

Sideed U Dhisan Kartaa Shakhsiyad Adag? - Qaybta 3aad

7 Adigu ku badali kartid noloshaada - Ha is daciifin

7 Adigu ku badali kartid noloshaada - Ha is daciifin

3 Sheeko oo Cajiib ah & Murti Qiima badan Wasiir Muxyadiin Abdi Farax

3 Sheeko oo Cajiib ah & Murti Qiima badan Wasiir Muxyadiin Abdi Farax

DEG DEG CALI DHEERE OO U HANJABAY SOOMAALILAND 24 SAAC SRAIIL HALOOGA SAARO

DEG DEG CALI DHEERE OO U HANJABAY SOOMAALILAND 24 SAAC SRAIIL HALOOGA SAARO

XEELADO CILMI NAFSI AH QALBIYADA DADKA KU FURAN KARTO(PSYCHOLOGY)|XIKMADSO

XEELADO CILMI NAFSI AH QALBIYADA DADKA KU FURAN KARTO(PSYCHOLOGY)|XIKMADSO

Sideed Naftaada U Badbaadin Kartaa Kahor Dhammaadka Sannadka - Qaybta 1aad

Sideed Naftaada U Badbaadin Kartaa Kahor Dhammaadka Sannadka - Qaybta 1aad

SHEEKO AAD U XIKMAD BADAN@ABDIHAKIMPRO https://youtu.be/Mbcg-hOGnUE?si=MhsS25uLQL180X1L

SHEEKO AAD U XIKMAD BADAN@ABDIHAKIMPRO https://youtu.be/Mbcg-hOGnUE?si=MhsS25uLQL180X1L

Sida Ugu Wanaagsan ee Aad Noloshaada u Bedeli Karto - Dhiiri Galin - Talooyin iyo Xaqiiqooyin

Sida Ugu Wanaagsan ee Aad Noloshaada u Bedeli Karto - Dhiiri Galin - Talooyin iyo Xaqiiqooyin

© 2025 dtub. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]