Sheeko jacayl oo naadir ah Dhexmarteyna Abul-Caas bin Rabiic iyo Zaynab binti Nabi Muxammad ﷺ ❤️
Автор: Yasir Mukhtar
Загружено: 2025-09-01
Просмотров: 22492
Sheekadan waa mid ka mid ah qisooyinka jacaylka ugu taariikhiga ah ee Islaamka, taas oo dhexmartay Zaynab binti Nabi Muxammad ﷺ iyo saygeeda Abul-Caas bin Rabiic. Waa sheeko ka tarjumaysa kalgacal, daacadnimo iyo iimaan aan la ilaawi karin.
👉 Daawo oo ka faa’iidayso qisadan qaaliga ah oo dhiirrigelin iyo xikmad ku reebaysa qalbiga.
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: