Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
dTub
Скачать

Cumar Shooli (Dawadii Naftay)

Автор: Qatra101

Загружено: 2009-03-02

Просмотров: 3738183

Описание:

Heestii Cumar Shooli Dawadii Naftay
(with lyrics & random pics from Somalia)

wanaag baan kugu ogaayeey
waligay kuma ilaawoo
waxuunbaa ku walaacinaaye
walaalnimo aan ku waarno
wadnahaygii baad ahaydee
taan dunida ka weheshenaayey
dadkoo idil ka daawanaaye
daawadii naftay ahaydey
samantaa la wada wadaagaa
hoy sirta laga wada xumaadaa
subaxdii eebe keenaba
su'aal baad igu wadaayee

waagii baryaba naftaydaay
adaa walaac ku abuuree
maxaa waajib weyn na saaran
adna aad ka weecanaysaa
wadnahaygii baad ahaydee
taan dunida ka weheshenaayey
dadkoo idil ka daawanaaye
daawadii naftay ahaydeey
samantaa la wada wadaagaa
hoy sirta laga wada xumaadaa
subaxdii eebe keenaba
su'aal baad igu wadaayee

warsan baan kugu ogaayey
waaxyahaygii baad ahaydee
wadajirkeena oo wacan
maxaad u wareerinaysa
wadnahaygii baad ahaydee
taan dunida ka weheshenaayey
dadkoo idil ka daawanaayeey
daawadii naftay ahaydeey
samantaa la wada wadaagaa
hoy sirta laga wada xumaadaa
subaxdii eebe keenaba
su'aal baad igu wadaayoo

Cumar Shooli (Dawadii Naftay)

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео mp4

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио mp3

Похожие видео

hees sholi  hablihii dalkeena dhn.mpg

hees sholi hablihii dalkeena dhn.mpg

Джем – Cumar Shooli (Dawadii Naftay)

Джем – Cumar Shooli (Dawadii Naftay)

Jeren Halnazarowa & Mad Nazarov - Shu gun ertir [Rene Various Chill Edit]

Jeren Halnazarowa & Mad Nazarov - Shu gun ertir [Rene Various Chill Edit]

Abdiqadir juba {anigu wali sidii ban} calaf lyrcis

Abdiqadir juba {anigu wali sidii ban} calaf lyrcis

Cumar Shooli - Nafyahay Wadaadiyo

Cumar Shooli - Nafyahay Wadaadiyo

sida dheeman iyo luul amina kuluc

sida dheeman iyo luul amina kuluc

CABDI DIINI 2016 DAWADII NAFTEYDAAY

CABDI DIINI 2016 DAWADII NAFTEYDAAY

axmed biif

axmed biif

cumar shooli hablaha dalkeena | haku daayo caashaqu | sidaan kuu dul taagnaa | ama daacad inoqo

cumar shooli hablaha dalkeena | haku daayo caashaqu | sidaan kuu dul taagnaa | ama daacad inoqo

Baladwayn

Baladwayn

OMAR SHOOLI 2015 NIN JACEEL OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)

OMAR SHOOLI 2015 NIN JACEEL OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)

Diiwaan - Axmed Biif 2010

Diiwaan - Axmed Biif 2010

Caashaqa haween  by cumar dhuule

Caashaqa haween by cumar dhuule

One Of Juba's Great Songs .....................

One Of Juba's Great Songs .....................

Waa Salow Kalgacalkuye - Saynab Labo dhagax - Muusig Cabdisalaan Jimmy

Waa Salow Kalgacalkuye - Saynab Labo dhagax - Muusig Cabdisalaan Jimmy

Heesta- Taar (Dhedigaba aduunbaa)  Maxamed Xasan Xuseen - Lafoole

Heesta- Taar (Dhedigaba aduunbaa) Maxamed Xasan Xuseen - Lafoole

Cumar shooli Dusha haygaxaganine   la dabaalo caashaqa  lyrisc 2021

Cumar shooli Dusha haygaxaganine la dabaalo caashaqa lyrisc 2021

FARXIYA FISKA IYO FARAAX MURTIILE MUUQAAL CUSUB HEESTA HIBO.

FARXIYA FISKA IYO FARAAX MURTIILE MUUQAAL CUSUB HEESTA HIBO.

Salah Bonge  /  Omar  Shooli  ( NAFYAHAY )

Salah Bonge / Omar Shooli ( NAFYAHAY )

CUMAR SHOOLI HEESTI DAWADEYDA

CUMAR SHOOLI HEESTI DAWADEYDA

© 2025 dtub. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: infodtube@gmail.com