Yaa dhab ahaantii ku guulaystay Dagaalkii Carabta iyo Israa'iil ee Ocober 1973-kii? ||
Автор: EEGMO
Загружено: 2026-01-05
Просмотров: 11907
Yaa dhab ahaantii ku guulaystay Dagaalkii Carabta iyo Israa'iil ee Ocober 1973-kii? || @EEGMO
Muuqaalkaan waxaan si qoto dheer uga hadleynaa:
1️⃣ Sababihii keenay Dagaalkii 1967-kii ⚠️💥 iyo masiibadii ku dhacday Carabta 😔🩸
2️⃣ Doorkii Jamaal Cabdinaasir 🗣️🇪🇬, geeridiisii lama filaanka ahayd ⚰️😢, iyo soo bixitaankii Anwar Al-Saadaat 🚀👤
3️⃣ Sida Masar iyo Suuriya 🇪🇬🇸🇾 u diyaariyeen Qorshaha Badar 🗺️🧠
4️⃣ Khiyaamadii istaraatiijiga ahayd 🕵️♂️🎭 ee la adeegsaday
5️⃣ Jebinta Khadka Baarleef 🧱💣 iyada oo aan la adeegsan bam nukliyeer ah ☢️❌
6️⃣ Dagaalladii Golan 🏔️🔥, faragelintii Urdun 🇯🇴⚔️, iyo hubkii batroolka Carabta 🛢️💰
7️⃣ Saameynta dagaalka 🌐📉 ee dunida oo dhan
8️⃣ Heshiiskii nabadda 🕊️📜, iyo dilkii Anwar Al-Saadaat 1981-kii 🔫⚰️
Ku soo dhawoow EEGMO – Isha Xogaha Dahsoon! 👁️✨
Halkan waxa aan kuugu soo gudbinaa dhacdooyin dhab ah oo taariikhi ah 📜🔥, oo la xiriira sirdoonka 🕵️♂️⚡, dabagalka maafiyda 🔍😮💨, weerarrada internetka 💻⚠️ iyo xogo aan caadi ahayn 😲🔍.
Ha illoobin inaad Subscribe dhahdo 📲👍, like saarto muuqaalka ❤️🎬, aragtidaada iyo fikirkaagana nagula wadaagto qaybta commentiga 💬👇.
Furo gambaleelka 🔔✨ si aad u noqoto qofka ugu horreeya ee daawada muuqaalladeenna cusub! 🚀📺
#qiso_cajiib_ah #history #dhacdooyinka #qisooyin #dagaal
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: