Xisaab | Casharka 5aad | Division - Isuqaybin - Afsoomaali
Автор: Aflax Academy
Загружено: 2019-12-22
Просмотров: 215217
Kusoodhawoow casharka 5aad ugunadanbeeyay kooroska Arithmetic Operations oo ah kooroska aynu kubaranaynay aas aaska xisaabta sida sida Kudar, kalajar, kudhufo iyo uqaybi.
Kooroska kuxiga waa fractions ka lasocod wanaagsan. Casharadan waxay kamidyihiin casharada kabaxa shabakada aflaxcomputer,com oo ah bar lagubarto culuumta computer Science ka, xisaabaadka iyo English ka oo kubaxa Afsoomaali.
booqo bogan warbixinta oodhan
https://aflaxcomputer.com/register/
Nagalaxiriir
WhatsApp: +254722662441
Email: [email protected]
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: