Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
dTub
Скачать

Wajir Today: Saameynta abaraaha magaalada Wajeer iyo suuq xolaha

Автор: Wajir Today

Загружено: 2025-12-23

Просмотров: 1539

Описание:

Ganacsatada ka ganacsata suuqa ariga ee Qorahey, magaalada Wajeer, ayaa ka cabanaya suuq-la’aan baahsan oo si weyn u saamaysay nolol-maalmeedkooda.

Ganacsatadu waxay sheegeen in jilaalkii dheeraaday ee isu beddelay abaar uu hoos u dhigay dhaqdhaqaaqa suuqa, isla markaana ay ku adkaatay helitaanka nolol-maalmeedkooda.

Maxamed Muumin, oo ka mid ah ganacsatada Suuqa Qorahey, kana waramay arrintan, ayaa u sheegay Wargeyska Wajir Today in xaaladdu aad u adag tahay, islamarkaana ganacsigu si weyn u hoos u dhacay.

Ganacsatada ayaa intaas ku daray in abaarta baahsan ee ku dhufatay qaybo badan oo ka tirsan Degmada Wajeer ay sababtay nolol aad u adag, taas oo saamayn ku yeelatay ganacsatada iyo qoysaskooda.

Sidoo kale, odayaasha suuqa ayaa sheegay in duruufaha nololeed ee adag ay keeneen in haween badan ay suuqa soo galaan, si ay u raadsadaan nolol-maalmeedkooda. Arrintan waxaa ka hadlay Wakhaan Mohamed Osman, oo loo yaqaan Ila Soco.

Mid ka mid ah haweenka ka ganacsada suuqa ayaa iyaduna ka warrantay xaaladda suuqa iyo saamaynta abaarta, iyadoo sheegtay in dakhliga si weyn hoos ugu dhacay.

Abaarta ka jirta qaybo badan oo ka mid ah Wajeer ay sababtay cunto-la’aan baahsan, taas oo saameysay in ka badan 174,000 oo qof.

Wajir Today: Saameynta abaraaha magaalada Wajeer iyo suuq xolaha

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео mp4

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио mp3

Похожие видео

Срочные переговоры с Путиным / Вывод части войск

Срочные переговоры с Путиным / Вывод части войск

⚡Глава Чечни прокатился по Грозному в прямом эфире

⚡Глава Чечни прокатился по Грозному в прямом эфире

Wajir Today | Wajir Deaf Community Marks International Day of Sign Languages

Wajir Today | Wajir Deaf Community Marks International Day of Sign Languages

РЫСЬ В ДЕЛЕ... Рысь против волка, койота, змеи, оленя!

РЫСЬ В ДЕЛЕ... Рысь против волка, койота, змеи, оленя!

Wajir Today | Abdullahi Mohamed (Kauka)

Wajir Today | Abdullahi Mohamed (Kauka)

Surviving a Freezing Winter as a Shepherd in Afghanistan|Cooking Sheep’s meat| DailyRoutine life.

Surviving a Freezing Winter as a Shepherd in Afghanistan|Cooking Sheep’s meat| DailyRoutine life.

Снято Случайно, Но Взорвало Интернет! Сумасшедшие Моменты с Животными!

Снято Случайно, Но Взорвало Интернет! Сумасшедшие Моменты с Животными!

Просыпаетесь в 3–4 ночи? 5 причин, о которых молчат после 40

Просыпаетесь в 3–4 ночи? 5 причин, о которых молчат после 40

Wajir marks World Peace Day with Pride, Prayer and a Call for Global Solidarity

Wajir marks World Peace Day with Pride, Prayer and a Call for Global Solidarity

⚡️ Заявление РФ о капитуляции Запада || Экстренная эвакуация войск

⚡️ Заявление РФ о капитуляции Запада || Экстренная эвакуация войск

Hoos u dhac laga dareemayo suuqa cambaha lagu iibiyo ee magaalada Jowhar.

Hoos u dhac laga dareemayo suuqa cambaha lagu iibiyo ee magaalada Jowhar.

Wajir Today | Suuqa Qorahey iyo beeca caanaha

Wajir Today | Suuqa Qorahey iyo beeca caanaha

Wajir Today | Wareysi ku saabsan qaatka magaalada Wajeer

Wajir Today | Wareysi ku saabsan qaatka magaalada Wajeer

Вести Чеченской Республики 12.01.2026

Вести Чеченской Республики 12.01.2026

Waraabahu ha dhaco - Gudoomiye Batuulo Ahmed Gaballe oo Madaxweyne Hassan Waraabe ku Tilmaantay.

Waraabahu ha dhaco - Gudoomiye Batuulo Ahmed Gaballe oo Madaxweyne Hassan Waraabe ku Tilmaantay.

Точка зрения Фармааджо по вопросу Эмирата и Израиля в Джуббаленде Дахир Аласов

Точка зрения Фармааджо по вопросу Эмирата и Израиля в Джуббаленде Дахир Аласов

Wajir Today | Wajir County Assembly’s Public Participation on Miraa  Control Bill, 2025

Wajir Today | Wajir County Assembly’s Public Participation on Miraa Control Bill, 2025

Axmed Madoobe Arin uu ku dhiiran waayay  Ayeey ku dhiiradeen Culimada Kismaayo.

Axmed Madoobe Arin uu ku dhiiran waayay Ayeey ku dhiiradeen Culimada Kismaayo.

DEG DEG AH;-Iiraan Oo Caawa Dagaal Lama Filaan ah Qaaday Iyo Israil Iyo Mareykanka Oo Yaaban

DEG DEG AH;-Iiraan Oo Caawa Dagaal Lama Filaan ah Qaaday Iyo Israil Iyo Mareykanka Oo Yaaban

Wajir Today | Untold Stories of Wajir's single mothers

Wajir Today | Untold Stories of Wajir's single mothers

© 2025 dtub. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: infodtube@gmail.com