kal-fadhigii 13aad fadhigiisii 9aad ayaa lagu ansixiyay Xeerka Maalgashiga
Автор: Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland
Загружено: 2025-12-22
Просмотров: 909
Hargeysa –22– 12– 2025 Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, ahna Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha, Mudane Siciid Mire Faarax (Giire), ayaa maanta shir-guddoomiyay kalfadhigii 13aad, fadhigiisii 9aad ee Golaha Wakiillada. Fadhigaas ayaa Xildhibaannada Golahu cod gacantaag ah ku Andixiyeen Xeerka Maalgashiga.
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: