Toosnaanta Nafta | Dhiiragelin Qalbiga Taabanaysa | Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil | Codka Mustaqbalka
Автор: Codka mustaqbalka
Загружено: 2025-08-23
Просмотров: 523
kanaalka youtibe ka / @codka_mustaqbalka
Toosnaanta nafta waa dariiqda guusha nolosha iyo akhiro. Muxaadaro dhiiragelin iyo waano qalbiga toosinaysa ayaa Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil uu kaga hadlayaa muhiimadda nafta la hagaajiyo, toosnaanta dhaqanka iyo sida qofka Muslimka ahi u gaadhi karo nolol sharaf iyo wanaag ku dhisan.
Ku dhageyso si aad u hesho kalsooni, dhiirigelin iyo faham kugu hogaaminaya iftiin iyo toosin nafeed.
📌 Codka Mustaqbalka – halka aad ka hesho muxaadarooyin iyo casharro waxtar leh.
FADLAN SUBSCRIB NASO DHEH SHARE TA IYO LIKRTANA HANAGA HILMAAMIN SI AAN U HELNO SAAXIIBO UWANAGSAN SIDA ADIGO KALE.
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: