Caadaadka yaryar ayaa si dhab ah qofka u ebedela! 2026 samey 8 Qodob..
Автор: Osman Haggi
Загружено: 2025-10-18
Просмотров: 170
Waxyabaha yaryar ee aan u aragno ineysan isbedel inoo sameyneyn ayaa ah waxyabaha isbedelka dhabta ah ku sameeya nolosheena .
waxaa laga yaba inaad ku dhibaateysantahy inaad isbedel sameyso oo aad isdhahdo wax aan joogteeyo miyaa isbedel dhab ah ii horseedi kara.
subaxi oo aad saacad isku mid ah aad hurdada ka toosto, 30 daqiiqo oo aad buug aqriso ama jimicsi sameyso aya bedeli kara mustaqbalakada iyo qofnimadada.
waa tibaabadeyda 5ta sano aan ku jiray caadooyinkan yaryar isbedelne ku sameyay qofnimadeyda, fikirkeyga; jirkeyga iyo sidadan dadka ula falgalo. markan bilabay ma anan fahansaneyn in saameyn wanaagsan ay ku yeelan karaan caadaadkan yaryar balse waxaan qiraya in isbedelkeyga ay qeyb weyn ka qaateen alle subaxnahau watacala ka sokow.
adigane waad sameyn karta waadna isbedelki karta , sanadka 2026 hadii aa sameysato caadakan hubaal inaad maalin uun soo xasuusandoonoto qoraalkan iyo muuqaalkan.
isbedel dhab ah ayan ku rajeynaya walal hadii aad aqriso qoralkan igu caawi inaad si faafisho muuqaalkan .
waad ku mahadsantahay waqtiga aad gelisay daawashada muuqaalkan .
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: