CIMRIGAAGO RAAGA GEEL DHALAYA AYUU KU TUSAA!!
Автор: GARBOOLE 🐪
Загружено: 2024-11-25
Просмотров: 99505
Subscribe dheh bartan muuqaalkana like saar.
Geeli baa dhalay oo roobkibaa da,ay runtii waa wax Alle loogu mahad noqo deegaanka ay hashani ku dhashay ee muuqaalka aan ku duubay waxa uu u dhexeeyaa tuulooyinka ballihaleelo iyo qararro gaar ahaan bartani waa baliga loo yaqaan abeesaale agtiisa balli halelo waxa ay hoos tagtaa degmada dhagax dheer ee gobolka jarar sidoo kale qararro wxa ay hoos tagtaa danood.
Ad baad kaaga mahadcelinayaa daawada muuqaalkan si aad ula socoto qaar kale oo an so wado subscribe saar chanelka muuqaalkana like saar sidoo kale jiliska ama gambaleelkana furo.
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: