Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
dTub
Скачать

Qisada Jaajuuskii Naftiisa U Huray Ninkii Loo Diray in uu Khaarijiyo.

Автор: EEGMO

Загружено: 2025-10-13

Просмотров: 60531

Описание:

Qisada jaajuuskii naftiisa u huray ninkii loo diray in uu qaarijiyo

Maanta waxaan idiin soo gubin doonnaa sheekada cajiibka ah ee Alexander Litvinenko, sarkaal hore oo ka tirsanaa sirdoonka Ruushka, kaas oo lagu sumeeyay Polonium-210 bishii November 2006, xilli uu ku sugnaa UK. Video-gan wuxuu iftiiminayaa:
• Noloshii Alexander iyo shaqadiisii sirdoonka KGB iyo FSB
• Sida uu u diiday inuu fuliyo howlgalka dilka ganacsade Boris Berezovsky
• Xiriirka uu la lahaa Vladimir Putin iyo sirdoonka Ruushka
• Faahfaahinta sumeyntiisa iyo baaritaankii ay ku sameeyeen sirdoonka Britain
• Saameynta siyaasadeed ee ay dhacdadaasi ku yeelatay xiriirka u dhexeysay Britain iyo Ruushka
Daawo muuqaalka oo dhan si aad uga bogato sheekada xiisaha badan ee sarkaalkii badbaadiyay ganacsadihii loo diray in uu soo dilo, base noloshiisii ku waayay.
Ku soo dhawoow EEGMO BlackBox – Isha Xogaha Dahsoon!
Halkan waxa aan kuugu soo gudbinaa dhacdooyin dhab ah oo taariikhi ah, oo la xiriira sirdoonka, dabagalka maafiyda, weerarrada internetka iyo xogo aan caadi ahayn.
Ha illoobin inaad Subscribe dheh dhahdo channelka, like saarto muuqaalka, aragtidaada iyo fikirkaagana nagula wadaagto qaybta commentiga.
Furo gambaleelka si aad u noqoto qofka ugu horreeya ee daawada muuqaalladeenna cusub!























#dhacdooyinka #qiso #sirdoonka #qiso_cajiib_ah #qisooyin #dhacdooyinkasomalia

Qisada Jaajuuskii Naftiisa U Huray Ninkii Loo Diray in uu Khaarijiyo.

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео mp4

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио mp3

Похожие видео

Sidee loo qabtay basaaskii ugu halista badnaa Turkiga?

Sidee loo qabtay basaaskii ugu halista badnaa Turkiga?

Khiyaanadii ugu Weyned ee Sirdoonka Mareykanka |

Khiyaanadii ugu Weyned ee Sirdoonka Mareykanka |

ТИМОШЕНКО: От Видеокассет до Миллиардов | Что Скрывает Женщина с Косой

ТИМОШЕНКО: От Видеокассет до Миллиардов | Что Скрывает Женщина с Косой

Siduu Ku Aas aasmay Midowgii Soofiyeeti? Maxaase Burburiyay? || Full Documentary ||  ⁨@EEGMO⁩

Siduu Ku Aas aasmay Midowgii Soofiyeeti? Maxaase Burburiyay? || Full Documentary || ⁨@EEGMO⁩

Basaaskii Burburin Gaadhay Maraykanka | Sidee Sirdoonka KGB u shaqaalaysiiyeen?

Basaaskii Burburin Gaadhay Maraykanka | Sidee Sirdoonka KGB u shaqaalaysiiyeen?

SIdee Gabar yari Dhabarka uga Toogatay Dowlada Masar? || Sheeko Sirdoon oo Cajiib Ah.

SIdee Gabar yari Dhabarka uga Toogatay Dowlada Masar? || Sheeko Sirdoon oo Cajiib Ah.

Yaa Ka Dambeeyey Qarinta Geerida Hitler Muddo 25 Sano ah ? || p2 || Full Documentary. @EEGMO

Yaa Ka Dambeeyey Qarinta Geerida Hitler Muddo 25 Sano ah ? || p2 || Full Documentary. @EEGMO

Full Documentary Sooyaalka Idi Amin Dada | Taariikh Laba Waji Leh!

Full Documentary Sooyaalka Idi Amin Dada | Taariikh Laba Waji Leh!

Самый БОГАТЫЙ И ДЕРЗКИЙ Армянин в истории США И МИРА. Его БОЯЛИСЬ Сталин и Черчилль!

Самый БОГАТЫЙ И ДЕРЗКИЙ Армянин в истории США И МИРА. Его БОЯЛИСЬ Сталин и Черчилль!

Documentary | Yaa Khaarajiyay  Yaasir Carafaat? |  Hoggaamiyihii Falastiiniyiinta

Documentary | Yaa Khaarajiyay Yaasir Carafaat? | Hoggaamiyihii Falastiiniyiinta

Siduu Qoraal Facebook U Galaaftay Mucamar Al-Qadaafi? || Full Documentary || @EEGMO

Siduu Qoraal Facebook U Galaaftay Mucamar Al-Qadaafi? || Full Documentary || @EEGMO

Sheekadda Dilaagii Hishiiska la galay Shaydaanka! Richard Ramirez

Sheekadda Dilaagii Hishiiska la galay Shaydaanka! Richard Ramirez

Qisadda Ninkii argagaxa ku riday reer South Korea! Ma rumaysan kartid sidduu dadka u dili jiray

Qisadda Ninkii argagaxa ku riday reer South Korea! Ma rumaysan kartid sidduu dadka u dili jiray

"Qaybtii 2-aad Odey Ka Bad-Baadey Markab La Dagey" Barnaamijka Kartida Bulshada.

Basaasaddii Putin Ku Dhex Beertay Maraykanka | Anna Chapman | Hawlgal Sirdoon

Basaasaddii Putin Ku Dhex Beertay Maraykanka | Anna Chapman | Hawlgal Sirdoon

Как Моссад ликвидировал торговца оружием Хезболлы, закопавшись под пляжем в Турции

Как Моссад ликвидировал торговца оружием Хезболлы, закопавшись под пляжем в Турции

Documentary | Dhammaadkii Mucjisada ahaa || Xaalado adag

Documentary | Dhammaadkii Mucjisada ahaa || Xaalado adag

RUUSHKA AYAA QAADAY TİLAABO REER GALBEEDKU AY DHİBSADEEN.

RUUSHKA AYAA QAADAY TİLAABO REER GALBEEDKU AY DHİBSADEEN.

SIDEE LOO QABTAY SADAAM XUSEEN? || DULAANKII CIRAAQ.|| @EEGMO

SIDEE LOO QABTAY SADAAM XUSEEN? || DULAANKII CIRAAQ.|| @EEGMO

MAXAY SATELLITES-KU , U ARKI WAAYEEN Ya’juuJ - Ma’juuj || Sheik Abdourahman Bashir

MAXAY SATELLITES-KU , U ARKI WAAYEEN Ya’juuJ - Ma’juuj || Sheik Abdourahman Bashir

© 2025 dtub. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: infodtube@gmail.com