Golaha Wakiilada & Wasiir Sacad Cali Shire. Demoqraadiyadda Jamhuuriyadda Somaliland oo qaan gaadhay
Автор: DHABOOLAQ 1988
Загружено: 2018-03-11
Просмотров: 173
Daawo demoqraadiyadda Jamhuuriyadda Somaliland oo qaan gaadhay, waa Xildhibaanada golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland oo maanta su,aalo waydiiyey Wasiirka arimaha dibadda Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire. Su,aalahan Xildhibaanadu waydiiyeen Wasiirka ayaa ku saabsan, heshiiskii maalgalinta dekedda Berbera ee dhawaan dhex maray dawladda Somaliland, shirkadda DP WORLD iyo dawladda Ethiopia.
Somaliland Hargeysa Hargeisa Burco Boorama Berbera Gabiley Ceerigaabo Caynaba Saylac Laascaanood Baligubadle Buuhoodle Oodweyne Arabsiyo Wajaale Garadag Oog Lughaya Ceelafweyn Allaybaday Dilla Badhan Cadaadley Laasqoray Dhahar Hadaaftimo Kalabaydh Xuddun Qoryaale Dhoqoshey War-Cimraan Sallaxley Gabay Hees Maanso Suugaan Geeraar Golaha Guurtida Wakiilada
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: