DABO-LA' // DAB IYO QIIQNA WAAN KALA AQAAN, SAA DUQ BAAN AHAYE // CLaahi—Dhoodaan, EHUN.mp4
Автор: SS GEESKA AFRIKA
Загружено: 2019-05-08
Просмотров: 92410
DABO-LA':-
Abwaan Dhoodaan EHUN, wuxuu gabaygan curiyay, dabayaaqadii 1976-dii.
Gabaygu waa jawaab uu u celinayay, niman ergo u ahaa dawladdii Kacaanka oo gabayo u soo diray.
Kuwaas oo aad qaarkood magacyadooda ka heli doontaan gabayga dhexdiisa, waxaa kq mid ahaa:
Kornayl / abwaan Yuusuf Maxammed Sugaal ( Aw-Yuusuf-Dheere) EHUN, Cabdi Sheekh Biixi, Siyaad Daauud, Yuusuf Colaad iyo kuwo kale.
Gabayada ay raggaasi abwaanka u soo tiriyeen waxaa ka mid ahaa: Mooskii, Dalka Hooyo, War Gubtaanyo iyo mid ku caan baxay CAYN-LEY.
Jawaabtii abwaanku EHUN uu gabayadaa ka bixiyay, waa gabaygan DABO-LA'.
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: