Subax Qurux Badan Xeebta Liido | Ganacsiga Kaluunka & Jawiga Suubban"
Автор: ZAKI VLOG
Загружено: 2025-11-15
Просмотров: 454
Ku soo dhawaada Zaki Vlog!
Muuqaalkan waxaan idinla wadaagayaa subax qurux badan oo aan ku bilaabay xeebta, anigoo ka muuqaal qaadayay jawiga qaboobaha ee badda iyo ganacsiga kaluunka ee dadka deegaanka. Waa muuqaal dhadhan leh, dhaqameed iyo dabeecadeed leh.
Haddii aad jeceshahay muuqaalada nolosha dhabta ah ee Soomaalida, fadlan subscribe ii saar, like dhaha, faallo igu reebna. Mahadsanid! 🙏🌊🐟**
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: