🔴 DEG DEG: Xuutiyiinta oo Ku Dhawaaqay Dagaal Toos ah oo Ka Dhan ah Somaliland & Qorshaha Israa’iil!
Автор: Sirta Media
Загружено: 2025-12-28
Просмотров: 20435
🔥 WARBIXIN XASAASI AH: Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa soo saartay digniin kama dambays ah oo ay ku beegsanayaan Somaliland haddii ay Israa’iil soo cago-dhigato.
Warbixintan waxay daaha ka qaadaysaa:
Hanjabaadda tooska ah ee Cabdulmalik Al-Xuuti.
Sababta Israa'iil ay u aqoonsatay Somaliland iyo qatarta ka dambaysa.
Awoodda Gantaalada Xuutiyiinta ma gaari karaan Berbera iyo Hargeysa?
Mawqifka Beesha Caalamka iyo halista ka aloosan Badda Cas.
Daawo xogtan oo dhammaystiran, una diyaarsan qaab cilmiyeysan oo xiiso leh. Ha iloobin inaad SUBSCRIBE saarto kanaalka si aad u hesho warbixinada ugu kulul ee gobolka.
#somaliland #Israel #Yemen #Houthi #Warbixin #DegDeg #Somalia #Berbera #MuseBihi #Netanyahu #RedSea #wararka
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: