Xafladda dugsigga hoose iyo Dhexe ee Al Mustaqbal ee magaaladda burco qeybtiisa Labaad 2023 | 1444
Автор: Shacabkeena
Загружено: 2023-03-02
Просмотров: 2838
Xaflad balaadhan oo Maamulka dugsigga hoose iyo Dhexe ee Al Mustaqbal ee magaaladda burco qeybtiisa Labaad ee Xaafadda Jaaliyadda ay ku abaalmarinayeen Ardaydii kaalmaha hore ka galey sannad dugsiyeedka 2022 ilaa 2023 qeybtiisi hore ayaa lagu qabtay xaruunta dugsigga. Waxayna Ardaydu Madasha kusoo bandhigeen bandhig isugu jirey madadaalo iyo suugaan.
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: