Qiso cajiib ah: Maxaa ka oohiyey macalin Abdiqadir Xiito
Автор: Ibrahim Hashi Ahmed
Загружено: 2016-10-15
Просмотров: 5044
Waxuu yiri Macalinka, Shalay ILAAHAY caafimaad buu isiiyey
Shalay ILAAHAY xoog buu isiiyey,Shalay ILAAHAY aqoon buu isiiyey,
Shalay ILAAHAY xooluu isiiyey, lakinse waxaan hilmaamay in aan ALLE SWT ku mahadnaqo oo ALHAMDULILAH dhaho, marna ALLAH masoo xasuusan,marna gacmahayga kor uma taagin oo ILAAH kuma mahdin,
Waxaan umaleynayey aduunyadan,xoolahan iyo caqligaba in aan aniga leeyahay, waxaan umaleeynayey in aan dadka ka karti badanahy sida dadka qaarkood aaminsanaayeen.
Karti malihi awoodna malihi aan tan ALLE swt ka ahayn.
HOOS KA DHAGEYSO QISADOO DHAMEYSTIRAN, WAA HUBAAL IN AY NOOLASHAADA WAX BADAN KA BADALI DOONTO INSHA,ALLAH.
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: