DIB U EEGIS MAR XALADIHII UU SOO MAREY DASTUUR DOWLADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA!
Автор: XOGTA SUUQA MEDIA, Mohamed All-man
Загружено: 2023-02-11
Просмотров: 6
Daawadayaasha iyo dhegeystayaasha aynu jecel nahayoow todobaadkan waxaynu dib idiin xusuusin doonaa marxaladihii kala duwanaa ee uu soo marey diyaarinta dastuurka KMG ee dowladda Federaalka Soomaaliya. Diyaarinta dastuurkan, waxaa uu qaatey waqti aad u fog, waxaa ku baxay kharash fara badan, in ka badan shan wasiir ayaa isku bedeley, halka wasiirkii ugu horeeyey Alle ha u naxariistee Cabdalla Deeroow Isaaq loo diley.
F.G; daawadayaasha nagu caawiya SUBSCRIBE, SHARE AND LIKE.
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: