Labadaan Aayadood Aqri Habeenkii Hadaadan Cibaado Ukici Karin | Suurada Baqarah
Автор: DAWADA QALBIGA
Загружено: 2025-10-28
Просмотров: 246
Haddii aad daal dareento oo aadan karin inaad habeenkii cibaado badan samayso — ha seegin labadan aayadood.
Rasuulka ﷺ wuxuu yiri:
“Qofkii akhriya labada aayadood ee ugu dambeeya Suurada Al-Baqarah habeenkii, waa ku filan yihiin.” (Bukhari & Muslim)
Labadan aayadood waa ducada iyo dammaanadda Alle u fidiyay mu’miniinta:
Ilaahay ma dhiba nafta wixii aysan awoodin, wuxuuna na baray ducada dembi-dhaafka iyo naxariista.
Akhri habeen kasta… si Ilaahay kuu dhowro, kuu dambi dhaafo, oo kuu dejiyo qalbiga.
(Quraan: Suurada Al-Baqarah, Aayadaha 285–286)
Ka faa'idayso casharro tafsiir Qur’aan oo gaaban, oo diiradda saaraya aayado gaar ah oo ku saabsan horumarinta nafta, baraarujinta qalbiga, dhiirigelinta, iyo cabsida Alle (taqwa).
➤ Subscribe si aad ula socoto casharo cusub
➤ La wadaag si aad u faafiso khayrka.
#Tafsiir #Quran #SomaliTafsiir #IslamicLectures
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: