Titanic: Qisada Markabkii Aan La Qarqin Karin Ee Badda Ku Naxay (1912)
Автор: Eb.Sabriye
Загружено: 2025-08-21
Просмотров: 510
Titanic (1912) waa mid ka mid ah shilalkii badda ee ugu naxdinta badnaa taariikhda. Markabka loo bixiyay “Markabkii aan la qarqin karin” wuxuu ku burburay safarkiisii ugu horreeyay isagoo ka soo baxay England kuna sii jeeday New York. Documentary-gan waxaan ku faahfaahin doonaa:
Dhismaha Titanic iyo sida loogu tixgeliyay mucjiso farsamo.
Safarkii ugu horreeyay iyo rakaabkii caanka ahaa ee saarnaa.
Habeenkii naxdinta lahaa ee 14-kii Abriil 1912 markii uu ku dhacay iceberg.
Burburkii iyo khasaaraha naf iyo maalba ahaa.
Casharrada laga bartay iyo sida ay shilkan u beddeshay sharciyada badmaaxnimada caalamiga ah.
Saameynta ay Titanic ku yeelatay dhaqanka, filimada, iyo xusuusta dadka qarni ka dib.
➡️ Daawo ilaa dhamaadka si aad u ogaato qisada dhabta ah ee markabka caanka ah ee Titanic – sheeko ka badan filim, waa xaqiiqo taariikhi ah!
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: