Trump iyo Somalia | Sh Abdurahman Bashir
Автор: Moon Media
Загружено: 2025-12-08
Просмотров: 19587
WACYI – Qeybta Koowaad | Waraysi Gaar ah
Kusoo dhowaada Qeybta 2-aad ee waraysi laga qaaday, Sheekh Abdurahman Bashir,, barnaamijka WACYI, ee Sheikh ahna wariye Mohamud Dulyadayn.
Qaybtan maanta waxaan idinku soo gudbinaynaa waraysi qoto dheer oo lala yeeshay Sheekh Abdurahman Bashir, mufakir Islaami ah oo si xeeldheer u falanqeeya arrimaha siyaasadda iyo bulshada Soomaaliyeed.
Sheekhu wuxuu si cad oo faahfaahsan uga hadlay:
🔵 Xaaladda Somalida & dagaalka Trump ku wado
🔵 Doorka Somalia oo la waayay
🔵 Somalida iyo Americaa
🔵 Safarkii Sh Abdurahman ee Qatar iyo California
Waraysi aqoon iyo wacyi badan xambaarsan—ha moogaan, inaad daawato qaybtaan
Daawasho wacan!
#moonpodcast #Doodsomali #America #subscribe
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: