Xirfadle: "Waddanka shaqo la'aani kama jirto, ."
Автор: Hir Media Production
Загружено: 2020-11-22
Просмотров: 200
Cabdinaasir Mustafe (Jacda) waa Xirfadle ku nool magaalada Hargeysa xirfaddiisu waa cunto karin (Chef)
Cabdinaasir waxa uu xirfaddan ku jirey 10kii sanno ee ugu dambeeyey. Waxa uu ka soo shaqeeyey Hotel waawayn oo kala duwan. Hadda waxa uu ka hawl-galaa Hotelka Ramaas. Waxa uu marti ku yahay barnaamijka Xirfadle.
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: