RAADINTA TOOSKA AH (LINEAR SEARCH) | DS & ALGORITHM AF SOMALI | (PYTHON & C++) | #7
Автор: SOM IT TUTORIALS
Загружено: 2024-07-18
Просмотров: 439
#datastructuresAfsomali #algorithmsAfsomali #programmingAfsomali #somittutorials
Ku soo dhawow cashirkan ku saabsan Algorithm-ka Raadinta Tooska ah (LINEAR SEARCH), mid ka mid ah algorithms-ka ugu fudud marka la raadinayo xogta. Fiidiyowgan waxaad ku baran doontaa:
Waa maxay Algorithm-ka Raadinta Tooska ah (LINEAR SEARCH).
1) Sida uu u shaqeeyo iyo sharraxaad ku saabsan.
2) Programs lagu sameeyay Python iyo C++ oo leh tusaalooyin aad fahmi karto.
3) TIME and SPACE complexity ee Linear search
Haddii aad cusub tahay algorithms-ka ama aad raadineyso tusaalooyin practical ah, cashirkan waa mid kugu haboon. Daawo ilaa dhamaadka si aad u hesho faham ku saabsan hababka raadinta ee programming-ka!
Fadlan subscribe saaro channelka si aad ula socotid casharada aan soo gelino,una sii share garee asxaabtada si ey uga faa'iidaan ayagana.
DS & Algorithms source codes link:
https://github.com/som-IT/DS-Algorithms
Key points
0:00 - Linear search
4:06 - Algorithm of linear Search
12:00 - Python linear search
19:40 - C++ linear season
24:17 - Time and space complexity of linear search
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: